Dhagayso:- Muuse Biixi oo Cabasho ka ah Xaaskiisa iyo gabar uu dhalay “Cunto kama cuni karo qaylo bay igu dileen”.

Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo khudbad ka jeedinayay munaasabad ay soo qabanqaabiyeen Haweenka ayaa ku hadaaqay hadalo dad badan ay fahmi waayeen qaarkoodna ay kutilmaameen doqonimo aan laga filayn inuu ku hadli doono.

waxa uu sheegay in cabasho uu ka yahay haweenka oo ay ugu horeyso haweeneey xafiiskiisa ka shaqeysa iyo Xaaskiisa iyo Gabar uu dhalay.

waxa uu sheegay marka uu xafiiska joogo in Marwo Hinda oo xukuumadiisa katirsan ay qaylo dhagaha kaga garaacdo, marka uu xaafadda tagana ay canaan kala dul dhacdo Inan uu dhalay oo ka shaqeysa Isbitaalka Hargaysa, waxa uu sheegay in canaanta ugu sii darani uu kala kulmo Xaaskiisa oo uu sheegay mar walbo oo uu utago in ay qaylo guriga kaga soo saarto.

Riix halkaan si aad udhagaysato Codka madaxwaynaha

Haweenkii daawanayay oo la yaabanaa hadalka Madaxwaynaha ayaa madasha sacab is qabadsiiyay iyo qosol iyagoo umuuqday in hadalka madaxwaynaha ay ku Maadsadayn.

 

5 thoughts on “Dhagayso:- Muuse Biixi oo Cabasho ka ah Xaaskiisa iyo gabar uu dhalay “Cunto kama cuni karo qaylo bay igu dileen”.

  1. Mingistume soo Dag" · Edit

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    GGGHHHHGGGHH MUUSE BIIXI OO CABASHO KA AH XAASKIISA IYO GABAR UU DHALAY “CUNTO KAMA CUNI KARO QAYLO BAY IGU DILEEN”. MUUSE BIIXI OO CABASHO KA AH XAASKIISA IYO GABAR UU DHALAY “CUNTO KAMA CUNI KARO QAYLO BAY IGU DILEEN”.
    ——————————————————————————————————————————————-
    1)WUXUU DAYAC XAASKIISII & CARUURTIISII?
    2)WUXUU LUMIYEY KALSOONIDII SHACABKA DIRTA=WAQOOYI
    3)WUXUU KU SOO DUULAY (TUKERAQ)(LAASCAANOOD)MEEL NABAD KA JIRTO.

    Reply
  2. Mingistume soo Dag" · Edit

    ma hoggaamiye aragti dheerbaa mise kaligii taliye?(Is a Leader Visionary Or a Leader?…)
    ——————————————————————————————————————————–
    1)Muse Bihi”=: Are Visionary Business Leader?……..

    2)Qoon Hogaan Xun = Iyo = Hooyo Xun = Midna Ma Hanaqaado.?…..

    Reply
  3. TO: CAAQIL /AQOONYAHAN,/WAXGARAD/AHMED S SALAAN GOBEED BOOWE
    WAAN KAA GUDDOOMAY DHANBAALKII AAD HAWADA SARE II SOO MARISAY
    MAHADSANID WALAAL BALO MA JIRTO (ALLE MAHADIIS )ADIGANA SIDOO KALE;

    Reply

Post Comment