Dhagayso:- Kheyre oo la xaqiijiyay inuu lahaa Saxiixii lagu kala diray Guddigii Maaliyadda ee Baarlamaanka.

Xildhibaan C/risaaq Axmed Maxamed (Jindi) ayaa sheegay inuu tuhunsanyahay in Warqadii lagu kala diray Gudidga Maaliyada uu saxixieeda leeyahay Ra’iisul Wasaare Khayre.

Xildhibaankan oo xubin ka ah Gudidga Maaliyada ee uu kala diray Kuixgeenka Mursal Muudeey, ayaa tilmaaamay in Xukuumada aaney ka marneyn go’aanka Muudeey.

Waxa uu dhinaca kale Xildhibaan Jindi ka hadlay waxa ka soo baxay kulan ay la qaateen Gudoomiye Mursal.

Halkaan ka dhagayso codka

One thought on “Dhagayso:- Kheyre oo la xaqiijiyay inuu lahaa Saxiixii lagu kala diray Guddigii Maaliyadda ee Baarlamaanka.

  1. Gudi uu mooryan mahad salad ku jiro waa waraabe hilib ku raro, nin 4 dabaq ka dhistay barxadii tarabùunka dowladnimo ma rabyaa 275 xildhiban afkoda ma waxaa ku hadlo mahadsalad iyo fiqi. Kala dira kuwasi gudi mahan markii horena jawari ayaa meesha keensadaye

    Reply

Post Comment