Dhagayso:- Gudoonka Barlamaanka Jubbaland oo si adag uga hadlay qalqal soo wajahay “Faragelinta ha inagala dhaafo”.

Guddoomiyaha Baaarlamaanka Jubbalnd Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan oo xarunta golaha Baarlamaanka Jubbaland ku qabtay shir jaraa’id ayaa faahfaahin ka bixiyey howlaha shaqo iyo habraacyada golaha marka ay ku guda jiran howl maalmeedka.

Halkaan ka dhagayso Codka

Guddoomiyaha ayaa si gaar ah u sharaxay fadhigii golaha uu ku meelmariyay Hanti dhowraha guud ee Jubbaland iyo Guddiga doorashooyinka iyo xudduudaha oo Baarlamaanku ku meel mariyey cod aqlabiyad leh.

Guddoomiyaha ayaa xusay ahmiyada ay leedahay ka run sheegista shaqada iyo howlaha golaha marka lagu gudo jiro ka doodis hindise sharciyeed ka yimi Xukuumadda ama wax ku daridda xeerarka iyo sharciyada kale ee Jubbaland.

Halkaan ka dhagayso Codka

Post Comment