Dhagayso:- Deg-deg:- Taliye iyo Abuunduule ciidan oo lagu dilay Qarax gowr dhaw dhacay “Taliska qaybta 12ka April.

Wararka inaga soo gaaraya gobolka Shabeelaha ee koonfurta somali waxay sheegayaan in halkaasi lagu dilay qarax miino saraakiil katirsan ciidanka Xooga Dalka Somaliyeed.

Saraakiisha qaraxa lagu dilay ayaa kala ahaa Taliyihii Qeybta 12 Apriil Cumar Aadan Dhabad (Cumar dheere)  iyo Abaandullaha Qeybta 12April General Cabdi Cali Jamaame.

Halkaan ka dhagayso faahfaahinta buuxda

One thought on “Dhagayso:- Deg-deg:- Taliye iyo Abuunduule ciidan oo lagu dilay Qarax gowr dhaw dhacay “Taliska qaybta 12ka April.

Post Comment