Dhagayso:- Boqor Burhaan oo si rasmi ah Taleex kaga furay gogoshii Nabadaynta beelihii kudagaalamay G.Sool.

Waxaa si rasmi ah uga socota Magaalada taariikhiga ah ee Taleex heshiisiinta beelihii walalaha ahaa ee maleeshiyaadkooda ku dagaaleen deegaanka Dhumay ee Gobolka Sool.

Gogosha nabadaynta oo ay garwadeen ka yihiin waxgaradka somaliyeed ee ka kala yimid deegaano kala duwan oo dalka ah ayaa waxaa ka qayb  galaya odayaal matalaya neelaha dagaalamay.

Riix halkaan si aad udhagaysato codka

Boqorka Beelaha Darood Boqor Burhan , Garaad Saleeban Garaad Muxumud iyo qaar ka mid ah isimada Beesha Darood ayaa waxaa ay magaalada Taleex ku heshiisiinayaaan laba beelood oo halkaasi wada dega isla markaana ay colaadi ka dhexeysay muddo lix sanno ah.

Riix halkaan si aad udhagaysato codka

Post Comment