DAAWO VIDEO:Soodhaweyn Yaab Leh Musharax Asad Diyaano Ufeyn Iyo Socdaalkiisi Looga Horymi.

Musharax Madaxweynaha Puntland Asad Cimaan Culahi Diyaano Ayaa Gaadhey Deegaano Ka Tirsan Puntland oo uu Ka Wado Ololaha Doorashada Puntland .

Waxaa Safarkiisa uu Ku Gaadhey Degmada Ufeyn ee Gobolka Bari halkaasi oo Siweyn Loogu Soodhaweeyey ,Iyadoona Wadooyinka Looga Hortagey,Musharaxani oo Ah Midka Ugu Da Yar Musharaxinta Puntland Ayaa Samayn Kusoo galay Doorashada.

Halkani Riix Video Muuqaalka

Post Comment