DAAWO VIDEO:Sir Culus Mooshinka Xildhibaan ka Keenen farmaajo Xagee Laga Soo Abaabuley.

Madaxda Mamaul Goboleedyada Ayaa Mooshin Ku Furay Madaxda Dowlada faderalka Soomaaliya Iyagoo  U balan qaaday malaayin lacag Ah Xildhibaanada Keena Mooshinada Barlamaanka Ku keeneen Farmaajo.

Xildhibaanadani oo gaadhaya 10 Xildhibaan Ayaa Sheegay Inay Mooshinka Saxeexeen Looga Soo Horjeedo Heshiisyada Dowladaha Dariska.

Halkani Riix Video Warbixin

7 thoughts on “DAAWO VIDEO:Sir Culus Mooshinka Xildhibaan ka Keenen farmaajo Xagee Laga Soo Abaabuley.

  1. ASC.
    Raali kama ihi in haddeer ay xamar ka bilaabato shido hor leh iyo mooshinno.Hase ahaatee Ina farmajo waa nin jilicsan oo an lagu aamini karin jagada uu hadda ku magacaban yahay.Ina farmaajo meeshuu soomaali oo dhan isu soo uruurin lahaa ayuu shaqo ka bilaabay in u bur-buriyo gobaladii horay u dhisnaa.Ina Farmaajo wuu istaahilaa in deg deg looga xayuubiyo kursiga uu ku fadhiyo.Ina farmaajo kama jawaabo hadalada Amxaarka Itoobiyo.Amxaarku waa kii ku qudbeeyey oo dadkiisa ku yiri waxaan RABNAA MARKAAN XAMAR QABANO IN AAD FURADA XAMAR KA SHAQAYSAAN HABEENKIINA U SOO HOYATAAN GURYAHIINA.MISNA waa kii uu amxaarku yiri soomaaliya,Itoobiya iyo Eritireya waxay yeelan doonan hal madax weyne.Taas oo uu macnaheedu yahay amxaarkaas baa soomaaliya xukumi doona.Shaki kuma jiro in uu Ina farmaajo yahay qof iska socda oo an jawaaba celin karin.Gabar walaashiis ah waxaa laga sheegay in ay meediyada ka tiraahdo war ninku caadi ma aha oo waa la SIXRAY.Wuuna u sansan egyahay nin xanuunsan Allaah (swt) ha ka caafimaadiyee.

    Reply
    1. Adeerkaa gaas iyo dadkii kabaha u qaadijiray Itoobiyo Urtooy sow saaxiib lama ahaynmise cudurkii Mareexaan nceybkaa ku haya waa cuduradiinii waa mabaxe cudurkiina marba nooc

      Reply
      1. KU:Anonymous.
        Waxaan kuu aqaan in aad tahay fulay sabiil leh oo ka baqa in uu sheegto magac.Gaas Ilaahay (swt) baa wax ka qaadi kara.Doqon yahoow meesha ad ka tiri nacaybkii mareexaan,Mareexan ma nebcin oo waa tolkaya.Waxaan la diriri jirey maamulkii xumaa ee M.Siyad Bare ee Mareexaan waxba nama dhex marine saas la soco.Tan kale haddii ay Mareexaan talo iyo tabar hayaan may dhulkooda wax ka qabtaan?Maxaa Mareexaan xamar dhoobay oo ay u tuban yahiin?Calaa kulli xaal Gaas waa ninka xukuma puntlaan oo dhan dadka adigoo kale ah ee Jaaba-Jaabada ahna waxba uma dhimi karaan.Cudurka ad sheegtay waxaa qaba adiga iyo inta kula halmaasha.Majeerteen cuqdad cidna uma qabo.Ciddii u qabtana who cares.

        Reply
  2. @Anonymous

    Dadka markaad wax usheegaysid ama wax ka sheegaysid banaanka iskeen oo xitaa hadaad rabtid magac been ah soo qaado
    Si laguugu jawaab. Marexaan hadii cuqdad loo qabbo waa dad jira waxna gala waxna gud’da balse dadka waxaa ugu liita nin tiisii gabbey hadana nin khayrkiis ah u mashxaradaya kkkkkkkk
    Adeer majerteen iyo marexaan waxay isku hayaan sidii noocaaga dugaaga ah ay u xukumi lahayeen. Sida naagihii inaad hadal hays ka dhigato majerteen baa marexaan neceb dadnimo kuma helaysid, hadaanu cuqdad marexaan qabno iyo hadaanu jecel nahayba laba ummad oo hanleh baan nahay. Adiga nin asaagaa ah jikadiisa inaad kujirto iyo inaad jeebkiisa u shaxaad tagtid maahee talo kale ma haysaa? Cid ku jecel ama ku necebse aduunka maku aragtay? Ileyn wixii nool baa la nacaa ama la jecledaaye. Come out of the shadows and talk like a man or keep whining.

    Reply
  3. Motion in la keeno waa wax fudud oo magacyo la saxiixo laakiin inuu fulo ayaa ah arrinta u abaahan in lays waydiiyo, barlamanka federalka waxa ku jiro tiro Xildhibaanno ah oo Alshabaab ah kuwaasoo marar badan isku dayay inay hakiyan heshisyo liddi ku ah jiritanka Alshabaab, hore waxa loo ansixiyay heshiskii Argagixiso la dirirka kaasoo muddo badan la hortaagna, heshiiska saddex geesodka Alshabaab waxay u arkaan dhammaad koodii insha allah waana dhab taas, waxa dhowaan soo galaya xudduudadaha Somalia 🇸🇴 ciidamo Erteria iyo Ethiopia ah kuwaaso si wada jira ula hawl geli doono military ga somalia 🇸🇴 si meesha looga saaro Alshabaab, waxase hubaal ah burburka Alshabaab inuu sababi doono burburka meelo badan oo laga maleego hagar daamada somalia 🇸🇴 waxa kamida maamul beeleedyada qaar, ganacsato, siyasiin iyo weliba xildhibaanno la aqoon san yahay xubinnimada Alshabaab.

    Reply

Post Comment