DAAWO VIDEO:Mucjiso Lagu Arkay Qabriga Ninkii Qaraxa Galkacayo Lagu Diley Cabdiwali Cilmi yare .

Cabdiwali Cilmi yare oo dhawaan Lagu dilay gaalkacayo kadib markii uu sheegtay in uu yahay Nabi islamarkaana dhawr mar uu Aflagadeeyay Nabi muxamed CSW ayaa mucjiso waxaa ay ka dhacday Qabrigii lagu aasilaha.

Dadka ehelkiisa ah ayaa la sheegay inaysan imaan qabriga Sheekh Cabdiweli balse koox kamid ah kooxdiiisii xerta la ahayd ayaa isku dayday inay aasan balse waxaa ay la kulmen mucjiso kadib markii uu u Qodmi waayay qabrigii.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

2 thoughts on “DAAWO VIDEO:Mucjiso Lagu Arkay Qabriga Ninkii Qaraxa Galkacayo Lagu Diley Cabdiwali Cilmi yare .

  1. qofka hadlayaa wa wariye shabab ah
    wariyahan waxu gaal ku shegay inta an tagersanen

    waxuu ku hadlayo wa beentis ee kadaya bunbunista

    wa idacada aldalus dhiga dadkay xalay kadhigan

    Reply
  2. ASC.
    Ninka hadlaya ninkii la dilay waxuu ka sheegay waxba ka fahmi waayey.Hadal cad oo si fiican loo fahmo kama maqal.Meeday Mucjisada ay sheege4en?Soo kaas godku qodan ma aha.Ninkii la dilay dambiile wuu ahaa waxaase ka sii dambiyo badan shabaab oo laaya addoomaday Ilaahay (swt).Ninkaas la dilay dambiyaduu galay waxuu ka galay Ilaahiis,laakiin shabaab Ilaahayna way ka galeen dadkii ay laayeena way ka galeen.

    Reply

Post Comment