Daawo:- Muuse Biixi oo afduubtay Shir waynihii Haweenka Somaliland.

Shirwayne balaadhan oo ay isugu yimaadeen Haweenka Somaliland isla markaana looga hadlayay masiirka haweenka iyo dowrkooda Siyaasadda ayaa lagu qabtay Magaalada Hargaysa.

Qabanqaabada shirkaan waxaa lahaa haweenka waxaase lagu xasuumay xubno katirsan Maamulka Hargaysa oo uu ugu horreeyo Muuse Biixi Cabdi.

Shirka oo la qorsheynayay in ay khudbado ka jeediyaan dhamaan Hormuudka haweenka ayaa soo dhamaaday iyadoona aysan jirin haweeneey shirka ka hadashay.

Hadaba xisbiga wadani ayaa arintaasi ku tilmaamay Afduub maamulka Muuse Biixi uu kusameeyay Shirkii dhacay ee ay haweenka yeesheen.

Halkaan kadaawo Muuqaalka

Post Comment