DAAWO Muuqaal:- Xukuumadda Gaas oo dhul danguud ah si qaldan ugu wareejisay Shirkad gaar loo leeyahay + Muran ka dhashay.

Wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha Puntland ayaa la sheegay in ay si sharci darro ah ugu wareejisay Dhul danguud ah kaas oo ka dhaxeeya dhamaan bulshada Puntland.

Dhulkaan oo qayb ka ah Dhismaha garoonka kubadda Cagta ee Mira Awaare ee Magaalada Garoowe ayaa la sheegay in wasaaradu ay dhaqaale ku badalatay iyadoo aan eegin ahmiyadda dhulkaan uu uleeyahay bulshada.

Xildhibaan Cabdiraxmaan Macalin Ibraahim “Bandiiriye” oo kamid ah Xildhibaanad golaha Deegaanka Garoowe ayaa sheegay in ay hayaan cadaymo wasaaradu ay dhulkaas ku iibisay.

Halkan ka daawo Muuqaalka

Post Comment