Daawo Muuqaal:- Golaha Runta & Cadaaladda oo nasiib darro kutilmaamay 20sano kadib in shacabka Puntland ay niyad jabaan.

Golaha Runta iyo Cadaalada ayaa markii ugu horreysay war murtiyeed kasoo saaray Khilaafka soo shaac baxay ee udhaxeeya Madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiwelio Maxamed Cali Gaas iyo ku xigeenkiisa Eng.Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Cameey.

Golaha ayaa labada masuul ugu baaqay inaysan niyad jebin shacabka oo ku hanwaynaa hormarka socda sidaa aawgeedna khilaafkooda ay ku xaliyeen qaab dastuuri ah.

Riix Halkaan si aad udaawato Muuqaalka

Post Comment