DAAWO:- Musharax Boosaaso kaga dhawaaqay dagaal ka dhan ah Somaliland + Fariin kuwajahan Dhulbahante.

Musharrax Xuseen Axmed Xasan “Fiqi” oo kamid ah musharixiinta utaagan qabashada xilka madaxtinimada Puntland ayaa sheegay in qorshihiisa koowaad uu yahay xurreynta Gobolka Sool iyo soo celinta dhulkii hore ee la isku oran jiray Puntland.

Musharaxaan ayaa sheegay in dhismihii Puntland dadaal badan lagu soo bixiyay isla markaana shacabka aysan raali kunoqon dooninn in Puntland 20sano kadib dhulkeeda xoog lagu haysto, waxa uu iclaamiyay duulaan ka dhan maamulka Hargaysa kaas oo ku wajahan Gobollada SSC.

Riix halkaan si aad udaawato Muuqaalka

dhinaca kale Musharax Fiqi waxa uu fariin muhiim ah udiray siyaaasiyiinta Dhulbahante isagoona ugu baaqay in ay udiyaar garoobaan halganka xurreynta ee Somaliland looga soo saaro Gobolka Sool.

 

5 thoughts on “DAAWO:- Musharax Boosaaso kaga dhawaaqay dagaal ka dhan ah Somaliland + Fariin kuwajahan Dhulbahante.

  1. ASC.
    Nin iska hadlay hadalkiisu qeymo ma leh.Haddii uu ninkaasu dagaal ku qaadayo soomaalilaan ha aado by himself.Yuu ku dagaal tagayaa?Ma reero wiilashood buu kursi ku raadsanayaa?War kuwa wax soo qoroow inta badan la isuma sheego hadalada musharaxiinta iska hadla.Shalay waatuu wasiir reer puntlaan ah uu lahaa nimanka meelaha ka qaylinaya mid kaliyu isma soo diinwaan galin.Sababtoo ah qofkii u tartamaya jagada madaxweynaha puntlaan waa in la diiwan galiyaa marka hore oo uu bixiyaa $15,000 oo ah usd.Niman an haysan $15,000 oo doolar baa maalmahaan wareeriyey reer Garoowe.

    Reply
  2. ASC.
    KU:Mingistume Soo Dag.
    Marka hore waad salaaman tahay.Marka xigta anigu aad iyo aad baan u ladanahay dhankastaba Allaah (swt) mahaddiis.
    Tan labaad nin yahoow waxaa waayahaan soomaaliya caan ka noqday waxyaalo badan oo aynaan horay u aqoon jirin.
    Waxaa ka mida xumaantii oo an la iskula yaabayn.Waxaa ka mida Laaluush bixin iyo qaadasho lagu faanayo.Musuq-maasuqii oo noqday shaqadii caadiga ahayd oo kale.Waxaa kaloo ka mida soomaaliya ninka madaxnimo ka rajo qabaa waa in uu labo midkood sameeyaa ama haystaa.Waa in uu dad soo laayey oo uu dhiigyacab yahay ama uu haystaa Doolar badan oo uu wax ku laaluusho.Dad ku talo galaya in Laaluushka ay qaadan doonaan in ay guri ama guryo ka dhisan doonaan.Dad an xalaal iyo xaaraamba kala soo cayn oo intaas masaajida taagan.
    Nin yahoow amuuraha waayahaan ku soo kordhay soomaaliya way badan yahiin ee Ilaahoow nacafi.

    Reply
  3. Waad hadashay hadalkaaguna maalin uun buu lid kugu nooqonayaa adoo kalena Ilaah ugana dhigo madaxa Putland . Waqriga lagu jiro waa qarnigii 21aad dagaal baad ka dhexwadaa soomaali Futo urow

    Reply
    1. KU:Anonymous.
      Anigu waxaan ka hadlkaa wax wada jira oo loo jeedo.Kamana hadlo wax an jirin ama an loo jeedin.Tan kale anigu dhaqan iyo caado uma lihi in aan shido oogo.Maya oo saas ma ihi.
      Ugu dambayn waxaad tahay khashiin an aqoon suu dadka ula xaajoodo.Waxaad ka hadashaana waa cayda Majeerteen ee ma waxaad leedahay an ku caayo oo ha ii soo jawabin badaw yahoow?War Majeerteen Af iyo Adinba cadawgiisu waxba uga qaadi waah ee ha ku aakhiro waayin.Majeerteen Dameerahaad u raaci jirtey ee waxaad ku xorayday 4.5 ee haddii adan dayn anshax xumada waxaad ku noqon doontaa shaqadaadii hore ee ad ku raaliga ahayd.Soo daah waxaad haysid.

      Reply

Post Comment