DAAWO VIDEO:Dil Naxdin leh Askari Toogtey Gabadh Macalimad Ah Isagoo Ordaya La Qabtay Muqdisho.

Xalay ayaa Magalada Muqdisho waxa askari ka tirsan Ciidanka Dowladda gaar ahaan kuwa ku sugan degmada wadajir uu ku dilay Gabar ka mid aheyd kuwa ku nool Gobolkaan Banaadir.

Gabadha ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Safiyo Cabdiraxmaan Maxamuud,waxaana ay ka mid aheyd Gabdhaha waxbartay ee ku nool Muqdisho,waxaana Macalin ay ka aheyd Iskuulka Raage Ugaas,waxana la sheegay in Gacanta lagu soo dhigay Askarigii ka dambeeyay dilkaas.

Halkani Riix Video Gabadha Dilkeeda

Post Comment