DAAWO VIDEO:Qosolka RW Khayre & Maamul Goboleed Iyo Soomaliland Qorshe uu U dagey.

Dowlada Soomaaliya Ayaa Isbadal weyn Ku Samaysay isbadalada Baratikoolka Soomaaliya Xili Horay Loo Arki jirey Inay Madaxda Dowlada Faderalka is Dhex yaacaan Xiliga  Madaxda Caalamka La Kulmayaan.

Madaxweynaha Soomaaliya Ayaa la Arki Jirey Isagoo Soodhaweynaya wasiir Arimo dabadeed halka Laga rabey Inuu Soodhaweeyo Dhigiisa Arimaha Debada,waxaana Hada Muuqanaysa Inay isbadal Dowlada Ku samaysay.

Halkani Riix Video Sheeko laga Sameeyey

_______________________________________________________________

Wiixii Aragti Ama Faallo Aad Hayso waxaad Noogu Soo Diri Kartaa

Saxafi12@gmail.com

Ama Marqaanka@Gmail.com

Post Comment