DAAWO VIDEO DEG DEG:Kornayl Caare oo muqdisho U Duulay & dagaal uu Ku hanjabey Soomaliland.

Ciidamada Jabhada Kornayl caare oo dagaal Xoogan Kula Jira Maamulka Soomaliland Ayaa wacad Ku Maray Inay Jarayaan laamiga Burco Iyo Sool Aysana Dib u Isticmaali Doonin Soomaliland.

Ilo Wareed Laga Helayo Ayaa Sheegaya Inuu Dhawaan U Safrayo Kornayl caare Magaalada Muqdisho Si halkaasi uu Dowlada Faderalka Madaxdeeda Kula Kulmo Sida Ay Qoreen Warbaahinta Tageerta Konaylkani.

Halkani Riix Video Caare

Ciidamada Caare oo Hub kala Duwan ka Helay Puntland Ayaa Sheegay Inay Dagaal Ku Qaadi Doonaan Ciidamada Soomaliland ee Ku Sugan  Duleedka Degmada Tukaraq Ka Horna Ay Jari Doonaan laamiga Muhimka ee Burco.

Ciidamada Caare oo la Aamin san yahay Inay  Yahiin Ciidamo Xoogan Ayaa waxaa Ku biiray Taliyaal ka Tirsan Soomaliland oo Sheegay Inay Saluugeen Siyaasada Maamulkaasi Iyo muuse Biixi cabdi Ujeedadooda Tahay Inay Sool Iyo sanaag Maamul Loo Dhiso

4 thoughts on “DAAWO VIDEO DEG DEG:Kornayl Caare oo muqdisho U Duulay & dagaal uu Ku hanjabey Soomaliland.

  1. ASC.
    Kornayl Caare maxuu ka soo qabanayaa Xamar?Illaa xamar ayaba waxba ma haysee.Haddii ay xamar cid wax tarayso ayadaa istari lahayd.Xamar Caare waxba kama yaaliin ee yuusaan wakhti isaga qaadin.Ma waxaa la soo oranayaa soo laa dad soomaaliyeed oo an cidna dambiyo ka galin?Wax kale xamar u sheegi mayso Caare.Caare iyo soomaali oo dhanba waa in ay ka shaqeeyaan nabada soomaaliweeyn.

    Reply
  2. PL miyaa u xoraynayaa Tukarraq Col Carre ….what a myhem !!…Dadkii Lahaa iyo Dawladdii Laga Qabsaday Meeye?? Mise Dadku Inuusan Ogayn Baa La Mooday Sababta Boqor Burhaan Ugu Dhuuntay Deegaannada SSC ee SNM Maleeshiyaadkeedu Kusoo Duuleen, Inuu Heshiisiiyo Caarrre iyo Nuse Biixi…Waxaase dad badani aysan ogayn oo kale in Dhibkii Umadda Somaliyeed iyo Tan Ethiopiaba ay Ku Hayeen Xulafada SNM-SSDF -EPRDF ama Hargeisa – Qardho – Maqalle la soo afjaray , Males bakhtiyay, Gabre La xidhay, Labadi General ee Tigreega U Fadhiyay Hargeisa iyo Growe La Xidhay …Abiy Ahmed, Cagjar iyo Farmaajo ay soo afjareen dulmigaas waqtiga badan ummadda geeska Africa haystay!!..

    Reply

Post Comment