Daawo: Siyaasi ka tirsan Xisbiga Wadani oo Biixi ku eedeeyay in xilalkii muhiimka ahaa uu beeshiisa ku safay.

Xisbiga Wadani oo kamid ah xisbiyada Mucaaradka Somaliland ayaa si adag uga hadlayay hanaanka madaxwayne Biixi uu umaareeyay xilalka siyaasadeed ee maamulkaasi.

Siyaasi Dhoola yare oo katirsan Masuuliyiinta xisbiga wadani ayaa sheegay in madaxwaynaha uu beeshiisa kaliya ku taxay dhamaan xilalkii muhiimka ahaa ee dowladda isagoona arintaas nasiib darro ku tilmaamay.

Halkaan hoose ka daawo:-

Post Comment