XOG & XAQIIQ+DAAWO: Arrimo La Yaab leh oo lagu arkay Baraha Bulshada & Qabiir dadka u sharxay

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamij gaar ah oo ka hadlaya Faa’idooyinka iyo Khaasaraha uu leeyahay isticmaalka Baraha Bulshada (Social Media),gaar ahaan Soomaaliya.

Isticmaalka Baraha Bulshada ayaa si aad ugu sii kordhaya gayiga Soomaaliyeed,waxaana mararka qaar lagu tiriyaa inuu saameyn xun ku reebo Bulshada,halka qaar kale ay sheegayaan inuu faa’ido leeyahay.

Hadda Barnaamijkan gaarka ah waxaad kaga bogan doontaan guud ahaan faa’idooyinka iyo Khaasaraha Baraha Bulshada u leeyahay Bulshada ku hareereysan gaar ahaan dhalinyarada Soomaaliyeed.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA;-

One thought on “XOG & XAQIIQ+DAAWO: Arrimo La Yaab leh oo lagu arkay Baraha Bulshada & Qabiir dadka u sharxay

Post Comment