VEDIO MUUQAA CAJIIB AH; Wiil Soomaaliyeed oo dunida ka Yaabiyay keenayna Ciyaarta Micheal Jakson

Soomaalida waa Cajiib waxayna keenaan ciyaar kasta oo duninada laga ciyaaro qowmiyadaha kala duwanan ay ciyaaraan.

Waxaana Halkaan idin kugu soo gudbineynaa Wiil Soomaaliyeed oo keenaya Ciyaar qoob ka ciyaar ah oo u qaab ek Fanaankii Weynaa ee Micheal Jakson.

Ciyaartaan Wiilka Soomaaliyeed ayaa ka yaabisay dunida,waxaana uu ku muteystay taageero badan oo caalamka uu ka helay.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA;-

One thought on “VEDIO MUUQAA CAJIIB AH; Wiil Soomaaliyeed oo dunida ka Yaabiyay keenayna Ciyaarta Micheal Jakson

Post Comment