DAAWO VIDEO:Fanaan Faysal Xawaase oo Caayey Malyuun Cali Kadib Markii Xaaskiisa Cay Kula Dhacday.

Fanaanka Faysal Xawaase Ayaa Weerar Ku Qaaday Malyuun Cali oo Baraha Bulshada Inta Badani ka Weerarta Bulshada Soomaaliyeed,Kadib markii Ay Cayday Xaaska fanaankani Faysal xawaase oo Lagu magacaabo Nimco Joogan Kana Caan ah Braha Bulsahada.

Malyuun Cali Ayaa Sheegtay Inuu Weerar Ku Soo Qaaday Faysal Xawaase Isagoo Difaacaya Xaaskiisi oo hadalo meel Ku Dhac Ay Kula Dhacday.

Halkani Riix Video Muuqaalka

Post Comment