DAAWO VIDEO:DEG DEG Shirka Maamul Goboleedyada oo Garoowe ka Furmay MD Waare oo xaraan Ku Tilmaamay.

 

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta  u amba baxay magaalada Garoowe ee Gobalka Nugaal ,waxaaaana garoonka diyaaradaha magaalada kismaayo ku sa gootiyay qaar ka mid ah Mas`uuliyiinta Jubbaland.

Axmed Madoobe ayaa magaalada Garoowe uga qayb gali doona Shirka Madasha Iskaashiga dowlad-goboleedyad dalka oo markiisii afraad ka furmi dooona Magaalada Garawe.

Halkani Riix Video Muuqaalka

Sidoo kale Waxaa la filayaa in maanta ay tagaan  Madaxweynayaasha Maamulada Galmudug iyo Koofur Galbeed, halka Hirshabelle aysan ka qeyb gali doonin shirka ka furmaya Magaalada Garoowe.

5 thoughts on “DAAWO VIDEO:DEG DEG Shirka Maamul Goboleedyada oo Garoowe ka Furmay MD Waare oo xaraan Ku Tilmaamay.

  1. Nin daad qaaday xunbo cuskay kkk kkk kkk habar dhali wayday aleelo ku waalatay, shir aan waxbo Ka soo baxayn iyo caro aan cidiba kuu ogayn waa ciil isugu dhimo kkk kkk kkk labada daarood la garay oo masayr baa hayo, kan raxawayn waa dameer dhaan raacday kkk kk kk bal xaaf xaggee Ka socdaa? Maamul iyo xukun midna ma hayo kkkk kkk kkk waa dhabaq dhabaqdii wankii tunnaa kkk kkk kkk haddaba warmurtiyeedka la sugayo waa inuu noqdaa puntland oo somalia 🇸🇴 Ka go,do, jubboland oo iskeed u madax bannaan iyo koonfur galbeed oo dawladnimo sheegato kkkk kkk kkk xaaf isagu????? Haween ninkeeda Ka carooto waa la soo caro celiyaaye nin ciddiisa Ka caroodo waa cawro laga qaad kkk kk kk Cabdi weli gaas illaa la yiraahdo madaxwaynaha somalia 🇸🇴 ciil ku dayn maa kkk kkk kkk farmaajo iyo khayre maxay rag badan dhiigga ku kariyeen halkaa uga haya

    Reply
  2. Asc wr wb. 4 taan nin ee soomaliya ka dagi weyday waxay ushaqeeyaan Ethiopia iyo Shaydhaan. Haddaynu nahay shacabka Puntland,, ninkaan uuska buuran ee Gaas Ciidankii Puntland yuu mishaar siin waayay, oo maanta gadood ku ah, markaasuu lee yahay waxaa shir ku qabanayaa Garoowe.

    Anigu waxaa oran lahaa, Shariif Sakiin waa ogyahay isaga doorasho kusoo socoto, shacabkisana waxba uma qaban, Gaasna wa tuug khain ah, isaga oo soo taagan Tukaraq laga qabsaday, Xaafna waakaa maanta habar gidir cadoodo a second new president kaga dhawaaqeen, Ahmed madoobe isaga Abdi Ilay uu isku halayn jiray laga xiray. Intaba waa dhacayaan 2019.

    Gaas uusbuuroow 2019 waa socotaa masaakiintaan aad waalayso ee aad rabtaan inaad shacabka soomali ka burburisaan dawladaan taagtadaran ee dhaanto dawlad la-aan, idinkaa ku jabaayo.

    Gaas uusbuur ceebtaada garoowe taalaa, Ciidanka aad ka xaday mishaarkooda sii oo aadan siin 7 months tuug yahoow.

    Somali ha waarto, hana israacdo. Puntland waxaa urajaynayaa a good leader nacaskaan feeraha weyn ee lagu khasaaray.

    Reply
  3. @Sacaadatul Suldaan Dab La Riday Salaantii Saldnadda Iga Guddoon,

    Marka aan u yar jawaabo akhyaarta halkan fikradda siman ka dhiibtay waxaan uga billaabayaa in ay dib u darsaan macnaha dhabta ah ee hannaanka federaalismka ee uu dalkeenani haatan haybsaday. Hannaanku waxaa uu u saamaxayaa oo xaquuq buuxda u siinayaa maamulladani in ay iskaashi hoose ee heerkooda ah yeeshaan oo ay ka taxadaraan in ay xukuumadda guud si qarsoon ee aan dimuqraaddi ahayn u yeelato awood baahsan ee ay hadhaw maamullada iyo dalka geyiyadiisa ba ku cabburiso oo deeto haykalka kore uun uu dalku ugu muuqdo mid federaali ah. Taasu way dhacdaa in aan fooojignaan xoog leh laga galin.

    Waxaydun fahantaan oo kale in dalkeenani uu weli ku jiro xaalad iyo marxalad siyaasadeed oo aad u adag sida dhacdooyinka iyo dhaqdhaqaaqyada Xamar laga dheehan karo iyo weliba qashqashaadda ay ka wadaan siyaasiyiinta Hawiye ee uu hadda Xassan Shiikh ku soo biiray oo uu hoggaanka isaga dhigay.Mar haddii ay caasimaddii federaalku halis ku jirto oo ay Hawiyuhu afgambi isku dayayaan macnuhu waxaa weeyaan in aanay isku halleyn lahayn oo laga ma maarmaan ay maamullada ku noqonayso in ay yeeshaan rug siyaasadeed ee ay berri ka maalin geyiyadooda kaga badbaadsan karaan waxii qalalaase ah ee Xamar ka dhaca.

    Kuwiinan meeshan qaniinyada ka wada giddigiinu af Hawiye ayaydun ku hadasheen haddana qaska iyo labka ay siyaasiyiintiinu wadaan inta aydun afka ka qarsateen ayaydun maamullada jiritaankooda iyo masiirkooda ilaashanaya weerarka ku qaaddeen. Sidaasu caddaalad ma aha ee la socda jaalleyaal.

    Reply

Post Comment