DAAWO VEDIO; Farxiya Fiska oo si Cajiib ah loogu soo dhoweeyay Ber bera & Ujeedka ay u tagtay oo la shaaciyay

Maayarka magaalada Ber bera C/shakuur iyo Xoghayaha degmada ayaa si weyn u soo dhoweeyay Farxiya Axmed Cadaawe oo ah fanaanad weyn oo laga yaqaano Gayiga Soomaalida.

Haddaba soo dhoweyntaasi ayaa waxaa ka hadlay Xoghayaha ber bera oo sheegay iney ku faraxsan yihiin iney soo gaadho Fanaanada weyn ee Farxiya Fiska oo meelo badan oo deegaanada Somaliland ah soo martay.

Sidoo kale,Maayarka Ber bera ayaa sheegay iney farxad u tahay iney soo dhoweeyaan farxiya Fiska,islamarkaana ay ku sugan tahay magaalada Ber bera.

Socdaalka ay Farxiya Fiska ku gaartay magaalada Ber bera ayaa waxaa ku wehlinayay fanaananiinta Ikraan caraale iyo fanaaniin kale.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA;-

Post Comment