DAAWO: Madaxweyne Cusub oo lagu doortay Cadaado & Xaaf oo u duulay Garowe

Wararka ka imaanaya Magaalada Cadaado ee Gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in Maanta Doorashada Madaxweynaha  galmudug ay ka dhacday Magaaladaasi.

Doorashada ayaa waxaa ku tartamay Musharixiinta kala ahaa Axmed Maxamuud Baasto iyo Cabdixakiin Cali Guure.

Xildhibaanada Joogga Magaalada Cadaado ayaa Waxaa ay Madaxweyne u doorteen Axmed Maxamuud Baasto, waxaa uuna helay codad dhan 52 Cod, Halka  Cabdixakiin Cali Guure oo  isna helay 8-cod.

One thought on “DAAWO: Madaxweyne Cusub oo lagu doortay Cadaado & Xaaf oo u duulay Garowe

  1. Qashinkan Gabaaraneey imisa madxweyne bay leeyihiin ”’ From mooryaan to mooryaan kale ”

    Bal ya isu keeni kara Dhuusaweyn & Cabaado

    Wale habargidir baan Hagaagin ileyn Habaar Muslin ba ku Dhacaye.

    Reply

Post Comment