DEG DEG:Madaxweyne Gaas oo Booqanaya Tukaraq

Sida Ilo Wareedyo u Sheegayaan Marqaan News Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali maxamed cali gaas oo safar Ugu Guda Jira Gobolka Sanaag Ayaa Booqanaya Gobolka Sool Iyo Degmada Tukaraq,Goobaha Fadhisimada Ciidamada Difaaca Puntland Ku leeyahiin.

Madaxweynaha Ayaa la Sheegay Inuu Saacadaha Soo Socda Booqanayo Degmada Tukaraq Iyo Gobolka Sool Xili halkaasi Ciidamada isku Hor fadhiyaan.

Madaxweynaha Puntland Ayaa Gobolka Sanaag ka Furay Shirkii Golaha wasiirada Puntland markii Ugu horeyey.

Ilaa Hada lama Xaqiijin Ujeedada Safarkani Tukaraq Balse waxay Wararka Sheegayaan Inuu booqanayo Sida Ciidamada U joogaan Difaaca.

Wararka Isha Ku hay Marqaan News

5 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DEG DEG:Madaxweyne Gaas oo Booqanaya Tukaraq

  1. Bashiir:
    Walaalo Bashiir ninka ah Gaas ha uus buuraado ama ha gus buuraado wallee maalmo dhow waxuu kuugu qooqin sida barqab gugii u da’ay. War baan hayaa runtii, carada Sool iyo sanaag hilbahaaga in laga aruurin.
    Allow yaa run usheega iyo waxa lala maaganyahay.
    Maraykan baa yaabay!! !

    Reply
  2. Suldanka dhabta ah ee facaweyn, inhdeergarad, HRH Aarka sanaag

    Waan kaa raaligelinayaa dacawooyinka aan dadka sare ee inagoo kale ah gaadhi karin ee xitaa wax dhalan aan la garanayn, dameeraha iyo aydu ha iska cido reerku wuu socon Alle idankii, sharaftuna waligeed mar laga gaabiyo mooyee way socon soona bixi.

    Bal garaadoow u fiirso waxay afafka xun ee cayga iyo qadhmuunka meel walba la fadhiyaa deegaan maleh, dadnimo maleh, sharaf maleh, taariikh maleh, sinji maleh, doqoniimo moooyaane waxsan iyo waxgarasho mindna maleh, marka dameer ciyay kasoo qaad.

    God bless the royal family and the true leadership of the land. Aaamiiiiiiin

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada