DAAWO VIDEO:Madaxweyne Kuxigeen Cabdixakim Camey oo Dhabar Jabiyey Gaas Garoowe Shir Wada Hadal Faderalka & Puntland ka Furay,rW Khayre Tageeray.

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland Cabdixakim xaaji Cumar camey Ayaa Muujiyey Tageerada uu Si gaar Ugu hayo Dowlada faderalka Soomaaliya,Horayna Iyadoo uu u Jirey Tuhunka Ah Inay Dowlada faderalka Tageero u balan Qaaday Musharaxnimadiisa Puntland.

Waxaana uu diidey In Xirirka loo jaro Dowlada fgaderalka Soomaaliya ,Isagoo  Gudiga Xal Raadinta Faderalka ka Socda Ugu sameeyey Qado Sharaf Magaalada Garoowe waxaa uu fariin u Diray Madaxda Maamul goboleedyada iyo kuwa  Faderalka Inay wada Hadal Soomalinimo Galaan.

Halkani Riix Video Muuqaalka

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland Cabdixakim xaaji Cumar camey Ayaa Sheegay Inuu tageer san yahay Si Soomalinimo in loo wada Hadlo Dowlada faderalka iyo maamul goboleedyadana Ana loo kala Gar Qaadin ee Iyagu Si toos Uga wada Hadlaan waxay kala Dhib sanayaan.

Halkaan Ku Qor Fikirkaada