DAAWO VIDEO:Khadra Silimo oo ka baxdau Xidigaha Sir badan Laba salaax Gabdho Xoog Ugu Galmooda.

marka hore waaan idin salaamay dhamaaan taageerayashada meel kastoo ay dunida ka joogaaan waxaaan idin ogaysiinayaa ama idin sheegaya anigoo ah khadra cabdi silimo ah oo ka dirsanaaa kooxda xidigaha geeska inaan go’aansaday inaan ka baxay laga bilaabo maanta oo dibna uga mid noqon doonin .
hadaba aaan idin fahansiyo sababta aaannuga baxay waxay noqdeen koox cunsuriyiin ah oo ku salaysan gurubaysi marka laga reebo laba shaqsi oo kala ah fanaanka cabdiraxmaan oday la dhaho iyo fananada xamda queen markaaan intaa ka gudbo kooxdu waxay kala yihiin maamul iyo xubno dhibatada igu wayn een u adkaysan waayay waxa kow ka ah maamulkeeda oo ah mid aad u liita kuna shaqaystaan laba nin waana kuwa kooxda kala qaybinteeda iyo kala fogaynteeda sababta u ah sidaas darteed waxaaan go.aansaday in aanan u adkaysan intaa in ka badan kooxdana labada nin een uga baxay gaar ahaan waa
xasan saleeban dhuxul iyo axmed wali furinle cadaalad darada iyo kala qaybinta qabyaalada naxliga taas ooy aniga intaaba igu sameeyeen xataa fankaygii cuna qabatayn igula kaceen
hadaba anigu waxaan ahay fanaanad isku kalsoon waliba aan ahay aasasayaashii lahaa sababta magaca kooxda
hadal iyo dhamaan waxaan bahda fanka iyo bulsha waynta soomaliyeed waxaan u sheegayaa in aan sababhaa hore aan ugaga baxay laga bilaaabo maanta dhamaantiina waad mahadsanihiin

Halkani Riix Video Khadra Silimo

2 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DAAWO VIDEO:Khadra Silimo oo ka baxdau Xidigaha Sir badan Laba salaax Gabdho Xoog Ugu Galmooda.

  1. SUBXAANALLAAH!

    War Bahda Marqaaneey armaay kheyrku iyo sharaftu idiin ku jiraan in aydaan ku biirin baabkan xanta iyo qadafka ee xaaraanta ah ee waayahan ‘social media’-ha laga cadaadeystay?

    Marqaan News shabakadaha oogu sharafta weyn ayay kaalin sare kaga jirtay kuwa Soomaaliga wax ku soo baahiya ee ka jooga maandheyaal.

    Axsan mawdduucyada aqoonta, siyaasadda iyo mucjisaadka Eebbe ka hadlaya in aydun ka faallootaan ama soo baahisaan si looga cilmi korodhsado mise looga munaaqashoodo.

    Baabkani dadka nolosha ka dhacay ayuu u khaas yahay Bahda Marqaaneey. Waa iga talo sokeeye.

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada