DAAWO VIDEO:Daawo Nin Reer Hargeysa oo Karbaashey Somaliland Dhibaatada Soomaaliya Hargeysa Laga Abaabulo Hadalo.

Caynaanshe oo Ah Nin U Dhashay Hargeysa Ayaa Ka Hadla Dhibaatooyin Inta Badani ka Dhaca Maamulka Soomaliland Iyo Siyaasada Maamulkaasi Qaabka uu u Socdo Isagoona Tageeray Midnimada Soomaaliya.

Waxaana uu ka Hadlay Inay Dhibaatooyinka Hargeysa taala tahay Mida Soomaaliya Ka Degi Ladahay Gar Ahaana waxaa uu Sheegay Inay Soomaliland Muuse Biixi Dad Guryahooda Xoog Uga Haysto.

Halkani Riix Video Caynaanshe

Halkaan Ku Qor Fikirkaada