DAAWO VIDEO:Arin naxdin Leh Nin Soomaali xaaskiisa Xanuun Khatarta HIV U Qariyey Gabadh ka Sheekaysay.

sheekadani Naxdinta Leh Ayaa ka Dhacday Dalka Maraykanka Kadib markii Gabadh Xaas Ah Ay maraykanka Aadey Kadibna Ninkeeda oo Nairobi Uga Tagtay Ay qaaday,waxaana Markaasi kadib Dhacday Arin laga Naxo.

gabadhani Ayaa Ninkeeda u Tagey Maraykanka waxayna Markaasi kadib  Ogaatey Inuu Ninkeeda Xanuunkaasi nairobi kaga Dhacay.

Halkani Riix Video Gabadha Sheekadeeda

Halkaan Ku Qor Fikirkaada