6 Comments

  1. Tan hooyo ma aha eega ilmaha yar ee ka hoos ooyaya siday ula dhaqmayso. Ma laga yaabaa in ninku naag ka raacay? Sherlock markaad maqasho dhinaca kalana raadi.

  2. reer bariga waa lagu yaqn qoma ludnimada lugoyada somaliya o dhan ad ku heysan waa heshen cuqubada wax kale waa idin dhiman yahin wana hili dontan gabar abtiged kufsaday nin gabar hooyade ilmo ka dhalay wan ku araganay maxaaidin dhiman dhulko idinla go bis aa idin hartay

  3. Ilmihii yaraa ayaa ay ka hadli weyday markuu ku ooynayey wuxuu lahaa hooyo beentu waa xaaraan hooyo waa aabahey ayadana dheg uma dhigin waxa ay tiri BOM MAAMA MALYUUN BOM Waa naag laga cara gedistay 4 caruur ah oo aad u yar yar ayaa ii joogta shift habeen ahna waan shaqeeyaaa bal waxa ay ku hadashay bal fiirsha ninkaa waxba uma aadan geysan waa nin wanaagsan adiga iyo caruurtaada ayaad bah dishay BOM

  4. walaalayaalow gabadhaan ninkii caruurta ka dhalay sidaas uga hadashay wax uun baa ka keenay dembigaas ay ku hadashay halooga aamuso yaan laga daba hadlin u daaya inay isku noqoto
    walaasheen

Leave a Reply

Your email address will not be published.