DAAWO VIDEO YAAB :Gabadh Muqdisho Ninkeedii oo Aroosaya Qori Lasoo Gashay Arooskii Kala Carar La Galay _Video

Magaalada Muqdisho waxaa Ka Dhacday Sheeko Cajiib Ah Kadib markii Nin Aroos Dhiganayey Xaaskiisi Labaad Arooskii oo lagu Jiro Ay Lasoo gashay  Qori Ake47 Iyadoo Dadkii Arooska Joogey Iyo Arooskii Iyo Aroosadiiba Kala Carar ka Dhacay Goobta Arooska Xaflada.

Muuqaalkani Lagu baahiyey Baraha Bulshada Aad Loo hadal hayey Ayaa Ah gabadhani Ninkeeda Aroosayey Inay Xoog Kusoo Gashay Xaflada Iyadoo Ilaalada Hotelka Xoog Kusoo Martay Gabadhani.

Halkani Riix Video Aroos Wixii Ka Dhacay

Sheekadani Ku Cusub Baraha Bulshada Ayaa Aad Looga Hadal hayaa Ugu Danbayna Arooskaasi Waxaa uu Ku Dhamaaday kala Carar Sida  Goobjooga Yaashu Soo Tabiyeen Muuqaalka Laga Duubay.

5 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DAAWO VIDEO YAAB :Gabadh Muqdisho Ninkeedii oo Aroosaya Qori Lasoo Gashay Arooskii Kala Carar La Galay _Video

  1. Xaaji Saaqidow adigu ba sow adigan hinaaska Puntland iyo Hartiga meeshan fadhigeedii ugu curyaamay oo Aakaha marqaanka la yuurura kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. War belo nimaan arag baa wax ka sheega!

    War hinaasku haweenka waa u caado ee kan idinka oo rag isku sheegaya Tukaraq idin ku banjariyay ina ayihii?! Sow maseyrka Code-99ka loo yaqaanno ma aha? Naw!

    Reply
  2. Xaaji Saaqid orodo shaqo tag meeshan ha soo yururine sanadki oo dhan. Waa la garan kara nin UK caydha ku Qaata hadalkiisa. Hadaad meherad leedahay NacNacda ayaad yareyn lahayd ee waxaad u egtahay mid nolosha uk kaga dhacay.

    Ma west london baad degan tahay aan shaqo ku siiyee wale waxaanu u baahan nahay nin baabuur leh oo ‘ Samples ” u geeya dukaamada somalida all over Uk.

    If you are interested let me know…No smokers and no chewing Jaad

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada