DAAWO VIDEO DEG DEG:Mama Malyuun oo Maxkamad la Saaray Maanta Laguna Xukumay.

Malyuun Cali oo Baraha Bulshada Inta Badani dadka  Bulshada Ku Weerara Ah Ayaa lasheegayaa In maanta Maxakamad la Saaray ,Kadib markii Qoys Ay Weerarku Qaaday Iyo hadalo Aflagaado Ah Uga Weerartay.

Muuqaal Lagu baahiyey Baraha Bulshada Ayaa lagu Sheegay In Lagu Xukumay ganaax Iyo Maxkamad labaad Kadib markii Ay Soo Qaadiri weydey Maxkamadaynta Siday Sheegeen Dadka Maxkamada Tagey,Naciimo oo ka mid Ah Dadka Muuqaalada Ku faafiyey Baraha Bulshada Ayaa Soo bandhigtay Warqada Maxkamadaynta Malyuun Cali.

Maal Mahani waxaa  Faraha Ka Baxay  Bulshada Soomaaliyeed oo iska Weeraraya Social Media Kuwaasi oo Intooda Badani eedo Isku Jeedinaya balse tani Ayaa u Muuqanaysa  Mid hada Kusoo Badanaya Bulshada Soomaaliyeed.

Halkani Riix Video Muuqaalka

2 thoughts on “DAAWO VIDEO DEG DEG:Mama Malyuun oo Maxkamad la Saaray Maanta Laguna Xukumay.

  1. Qofkan dumarka ah ee baraha bulshada ku dhexwalatay hadad mamo tirahdaan. qofka ficana maxa lagu yeraysan . nagtan fasahadka somalida hasto iyada ka hor ma jirin .waxay tirah ilaa yarenteyda aya la kufsan jiray waxay ka shekeysa nimnka iyada gursaday cawradooda .waxay dhirigilasay niman qoowmulud ah oo an qarsanayanin ameerico dhan bay kalakicisay qofka sidaas munaafiqa u ah meeshi laga dhihi lahaa shaydamad maluuyun .ayaa waxa laleyahay mamo malyun

    Reply

Post Comment