DAAWO VIDEO DEG DEG :Madaxweyne Cagjar Waa Doqonimo Hadaan Calanka Soomaaliya Ku Faani Weyno

Madaxweynaha Dowlada Soomaali galbeed ee Itoobiya Mustaf Cagjar Ayaa Ka Hadlay Qiimaha Soomalinimada Leedahay Waxaana uu Sheegay In Looga Bahan yahay In Lagu faano Soomalinimada Sida Dadka Amqaarada Iyo qoomiyahadaha Kale  Ugu fanaan.

Waxaa uu Sheegay in looga Bahan yahay dadka Soomalida Inay Ku fanaan Qiimaha Soomalinimada Ay leedahay  Madama Asalka Dadku soomaali yahay

Halkani Riix Video Muuqaalka Cagjar

Post Comment