DAAWO VEDI: Farxiya Fiska oo soo dhoweyn aan horay loo arag loo arag loogu sameeyay Hargeysa

Fanaanada caanka ah ee Farxiya Axmed Cadaawe ayaa si weyn oo aan horay loo arag loogu soo dhoweeyay magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Hargeysa.

Fanaaniin iyo Wariyeyaal ku sugan magaalada Hargeysa ayaa Fanaanada si weyn u soo dhoweeyay kuwaasi oo ku magacaabay feynuustii Fanka.

Farxaya ayaa casuumaad ka heshay Tv-ga caalamiga ah ee Horn cable ee fadhigiisu uu yahay magaalada Hargeysa.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA;-

Halkaan Ku Qor Fikirkaada