DAAWO: Dhacdooyinka Naxdinta & murugada leh oo ku soo badana dhulka Somalida & Carruur la fara xumeeyay

Waxaa maalmihii u danbeeyay magaalada Mandheera ee ismaamulka Soomaalida Kenya laga soo sheegayaa dacwado ka dhan ah fara xumeynta loo geysto carruurta yar yar oo isugu jira Wiil iyo Gabdho.

Saddexdii bilood ee la soo dhaafay Xafiiska dacwad oogaha ee Laanta MANDHEERA ayaa loo gudbiyay ilaa iyo labaatan dacwood oo arrimahasi ku saabsan.

Liiska argagax leh waxaa ku jira Wiil labo jir ah oo fara xumeyn kala kulmay Wiil lag sheegay inuu abtigiisa ahaa.

Wiilka faraxumeynta u geystay wiilkani yar ayaa lagu xumay Xabsi daa”im ah.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA;-

Halkaan Ku Qor Fikirkaada