DAAWO: C/raxmaan C/shakuur oo ka hadlay Xaaladda dalka & Heshiiskii Waare uu la gaaray Dowladda Dhexe

C/raxmaan C/shakuur oo Mucaaarad ku ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay xiriirka sii xumaanaya ee kadhaxeeya Dowladda Soomaaliya iyo Maamul Gobolleedyada.

Siyaasi C/raxmaan C/shakuur ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya daacad ka ahayn wada hadal ay la gashay Maamulada jira.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA:-

Post Comment