AKHRISO: Magacyada & Beelaha ay ka soo jeedaan Wasiirada oo magacaabay M/weynaha cusub ee D.D.S.I Mustafa Maxamed Cumar

Halkan ka akhriso qabiilada ay ka so jeedaan wasiirada Somali state oo 4.5 lagu qeybsaday iyadoo inta badan wasiiradi la siiyey Soomaalidi kale.

Ku simaha, Madaxweynaha. Mustafe Maxamed Omar- Ogaden, Reer Isaaq

1.Madaxweyne ku xigeenka- Aadan Faarax Daahir- Ciise

2.Wasiirka Biyaha; Bashiir Shaafi- Ogaden, Reer Cabdille Reer Aamaadin

3.Wasiirka Maaliyada, Bubashir Dubad- Jidwaaq, Abaskuul

4.Wasiirka Madaxyooyadda- Xassan Dhaadhi- Bartire

5.Wasiirka Waxbarashada- Cabdullaahi Maxamed Muuse- Jidwaaq

6.Wasiirka Caafimaadka- Dr. Yuusuf Maxamed- Ciise

7.Wasiirka Beeraha- Cabdiqaadir Iimaan- Reer Aw-qudub

  1. Wasiirka Howlaha Guud Cabdi Fataax Sheekh- Ogaden-Makaahiil

9.Wasiirka Ganacsiga: Cabdi Raxmaan Axmed Xassan- Ogaden, Reercabdille, Reer Warfaa

10.Wasiirka Ka hortaga, Masiibooyinka- Mudane Maxamed- waa- Gaaljecel

11.Wasiirka Qurba Joogta ahna la Taliyaha Arrimaha Bulshada Madaxweynaha – Aqoonyahankii – Xabiib Xaaji

Wasiirka Warfaafinta- Guuleed Aw Cali- Aw Kaniisad- Jidwaaq

12.Wasiirka Caddaalada- Cabdi wali 13.Jaamac Ibraahim Majeerteen-Baciidyahan

14.Wasiirka Haweenka Ayaan Cabdi Shugri- Garan waynay

15.Wasiirka Xannaanada Xoolaha- Injineer Maxamed Shaalle Isaaq- Dir Akishe

  1. Wasiirka Farsamada Gacanta- Mudane 17.Cabdiraxmaan Ciid Daahir- Isaaq- Madaxweynihi horre Ciid Daahir wiilkiisa

18.Wasiirka Macdanta. Lade Cabdiwali-

Wasiirka Dhalinyaradda- Garre

  1. Wasiirka Gaadiidka Wakaalada Jidadka- Garre
  2. Wasiirka maaliyada iyo Maareeynaha Wakaalada Dakhliga- Ogaden Iyo Oromo isku jira

21.wasiirka- Waraabka Iyo Dooxooyinka- Axmed Deeq Maxamed, Garri Koombe

22.Wasiirka Amniga, Xafiiska Nabadgalayada- Mubaarak Sheekh- Ogaden Cowlyahan, Waa Wasiirka ugu awooda baddan Ogaden helay.

19 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “AKHRISO: Magacyada & Beelaha ay ka soo jeedaan Wasiirada oo magacaabay M/weynaha cusub ee D.D.S.I Mustafa Maxamed Cumar

  1. Toban -Wajiile Xaaji Saalax

    Caddaalad daro iyo saxariir iyo naxariis darro wxaa aabe iyo hooyo u noqday dadkii ka dacwoonayay cadaalad darrada Soomaaliweyn, marka sow arinkaasi ma aha makaag. Tan kale Xaaji saalax isagu umaba kala soocna suduskiisa iyo thumunkiisa, meeshi laga doonayay inuuku adkaysto gaawaha Soomaaliweynta ayuu seedhi-yar u garaacayaa dadka isaga iyo inta lamidkaa kutumanaysa oo jeegaanu oogu weyntahay, taasina waa amakaag, waana wixii dadka nasakhan laga fili jiray sida kaa sumaysan ee Soomaallaander.

    Xaaji Saalaxoow ninkii muuse biixi dadkii oodhan intuu ceel gundheer kuaasay ayuu wuxuu isku bedelayn majaajilayste riwaayadayste oonba garanayn meesha dunidu maanta marayso, dhiig intuu daadiyo ayuu gadh-xun soo fiiqayaa, taa ma miyir-qab baa, wuxuuna shalay ku cataabay Mustafe Cagjar oo uu berigii hore daka Ogaadeen buu ugu nibcaa maantana wuxuu leeyahay waxaanu nahay Soomaaliiyo ehel, iyo Sayid maxamed waa adeerkay waa nin somaalaander ah….kkkkk hayaay waar dunidii way walatay. hadaba Saalaxoow waxaan kaa filaynaa goordhowinad dugaaga ehelnimo u shegato waayo kiiku hogaaminayee waad aragtaasiduu paatroolka iyosaliida isugu daray.

    kkk Alloow umuurahasahal ceel dheer bay kudhacday citiraafkii lagu waashay.

    Reply
  2. Inta aad tihiin hadii la isku kiindudubo hormarka usameyey mudane cabdi maxamuud cumar iyo waxqabadka uwadanka kaqabtey
    Sida

    Jidadka
    Biyaha
    Dakadaha sida
    Wangey
    Qubi
    Mayu
    Garoonka qabridahar
    Jamacadaha oo lodonanjirey
    Adis Ababa
    Harar
    Aksum
    Maqalaa

    Intii odhan ayuu iskuku keney deenaka somalida DDS

    Adi waxaad thy madaxweynihii 12 iska moye 10kii kahoreysey sandaqad mel aykudhisen lama hayo
    Marka muade CABDI maxamuud cumar waxaa uqabtey ma ahaa mid tiro lagu koobi karo mahaa

    Cidamada garka ahaa ee liyuboliska nin inta ile egkufikireyna malahan

    Takale oromodan nasoo werareysa ee dhuldoonka ah waanu iska celi ee cidamada fadaralka ah naga celi ee dharwalbaa dhabarka naga togan
    Sida
    Mayu
    Qubi
    Tuliguuled
    Babili
    Likable
    Jinacsani
    Iyo kuwa kale ee kasishisheyaa
    Oromo malin naguma qadatene
    Mudane madaxweyne bal in aad wax kaqabankarto isku day

    Mudane madaxweyne musate maxamuud cumar bal hormarka aad aameyso tarikhda ayaa kuxusidonta lkn sidii madaxdii hore deeganka somartey sidodokale hadad noqoto nama matashid

    Waxan kugula talinayaa madaxweyne in aad oromo melnaga sarto
    Mida kale madaxweyne ha isku dayin in aad wax arokosasho ahaa sameynin ilaali sumacada iyo xilka aad hayso

    Cabdi maxamuud cumar wuxuu ahaa ininka uragee ugaas kagobyey oo kale
    Wuxuu yirii
    °kablalaxubaa awmuxumad saleel waa ukabal jabeye
    °hadii kaligi labihii ladiley kadan ogadene cabdi maxamuud cumar sasu ahaa

    Mudane madaxweyne musate maxamuud cumar xilkana Allaha kugu asturo

    Dardaran mudane madaxweyne musate maxamuud cumar iskuday in aad masakinta qudiso iyo agoon walba ee kunol deeganka somalida DDS

    Reply
  3. Maxaa Gabooye loogu Dari waayay
    The right of minority was not respected and United nation will question the power distribution among DDSI Somalis. We will submit a letter to right of minority as U.S.citizens who represents the right of Somali minority in the world.

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada