DEG DEG+DAAWO: Wariyeyaasha madaxa banaan ee D.D.S.I oo digniin loo diray & isbedelka cusub ee ka dhacay Jig jiga oo laga hadlay

Qaar ka mid ah Aqoonyahada Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa ka hadlay xaaladda guud ee deegaanka iyo waliba siday tahay ka dib xil ka qaadistii lagu sameeyay madaxweynihii hore ee Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar.

Aqoonyahanada ayaa sheegay iney muhiim tahay in la taageero isbedelka ka dhacay deegaanka,islamarkaana madaxweyne cusub loogu doortay,sidoo kalena waxay digniin u jeediyeen Warbaahinta madaxa banaan.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA:-

 

Post Comment