DAAWO VIDEO:DEG DEG Taliyahii Somaliland Ka Goostay oo Hub Helay Kuna Dhawaqay Dagaal Sool fadhisimo uu Samaysta.

Taliyahii Gobolka Sanaag ee soomaliland oo Dhawaan ka Goostay Hub Iyo fadhisimona Weydiistey  Puntland Ayaa Sheegay Inuu  Hada  Qaadayo dagaal Xoogan oo ka Dhan Ah maamulka Soomaliland Gar Ahaana  Gobolada Sool Iyo sanaag uu dagaal Ku Qaadayo.

Mid ka Mid Ah saraakiisha  dagaalka ee Ciidamada taliyaha Caar Ayaa Sheegay Inay saacadaha Soo Socda Qaadayaan dagaal Xoogan oo ka Dhan Ah maamulka Soomaliland  Iyo Jeegaanka Muuse Biixi cabdi Sida uu Sheegay.

halkani Riix Video Muuqaalka

10 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DAAWO VIDEO:DEG DEG Taliyahii Somaliland Ka Goostay oo Hub Helay Kuna Dhawaqay Dagaal Sool fadhisimo uu Samaysta.

  1. Marqaanoow maad wararkan bahdilaadda nagu ah naga daysaan gacaleyaal aynu idiin ducayne. War bal amuurtan iyo yaabkan! 7 bilood ayaynu mar ba maqlaynaa taliye hebel baa soo goostay oo dagaal “Somaliland” ka dhan ah ku dhawaaqay iyo “ciidamo Puntland ah ayaa Tukaraq ku qulqulaya” iyo “Maxaadan saaka Tukaraq Ka Ogayn” iyo “Madaafiic iyo rasaa xooggan oo saaka Tukaraq laga maqlayo” iwm.

    Oo jeegaantu goormay Ruushka noqdeen toloow? Ma maleeshiyo Habar Jeclo iyo Habar Awal ku kooban baa siddeedda gobol ee Puntland kaga qaylisiiyay waa yaab iyo amankaag ee? Jeegaantu sow ma aha uun sida handicap-kan kore ee Autism-ka qaba ee boggagga oo dhan maansacagalayda sideeda raadkiisa ku xarxardha? Mise Ruush bay ku soo baxeen?

    Marqaan News, si baydun fallaagadan u xayeysiinaysaan ee maad hadal haynta badan ka daysaan maandheyaal?

    Reply
  2. I still know what you did last summer…(HORROR MOVIE) 👹

    A year After killing vengeful hit & run Victim Benni’s William ( Muse Watson) , who gutted friends with an iron book,, college student Julie James (Jennifer Love Hewit) still shaking by experience.

    When her roommate, Carla ( Brandy), wins a vacation for four to the BAHAMAS!

    😂😂😂

    Reply
  3. KKKKK
    KKKK
    KKK
    KK
    K

    Jeegaantii waa kuwaa dee bal ila dheehda in ay Autism wada qabaan! Bal daya waxa uu odaygii lander ahaa ku hadlay iyada oo Bil Xaj lagu jiro oo ayaamihii ugu fadli badnaa lagu sugan yahay, kuye “happy halloween”.

    Xasbunallaahu Wa Nicmal Wakiil! Allaahumma Najinaa!

    Reply
  4. Slander

    Halloweenta hanagu soo dedejin qabowgeeda iyo shaydaamadeeda ma kari karaynaa. Trick or treat baa habeenkaas oo dhan na disha.

    Mise reer Budhleyn ayaad ugu hambalyeynaysaa habeenkaas si ay dad kale isku shabahaan oo ay meelahaas raga kula kaftamaan. Illeyn imika kaftanku waa ka xidhan yahay illaa ay Tukaraq soo dhaafayaane?

    Inta ay ama wax samaynayaan ama iskaga laabanayaan Labadoodii gobol geeraarku waa ka xidhan yahay.

    Habeenkaas tollow ma XSaalax iyo Somali ayay iska soo dhigi doonaan oo iska kaftami doonaan?

    Kkkkkkkk

    Either way anigu bahashaas qabowgeeda iyo roobkeeda iyo caruur wadooyinka wada yaacaysa oo nacnac kasoo dheregtay oo is xajin karin ayaan u nacay.

    Reply
  5. God Pless Inspired group. Those where the real awards.

    You know what they say. If you want to be successfull you assimilate those who have gained success before you. Somaliland is assimilating countries that already successfull. Little by little it ia reaching success like never before.

    Thanks to Allah who made Somalilanders reallize moving forward is the way to go. Not looking backward.

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada