DAAWO VIDEO DEG DEG:Cali Sandule oo Garoowe La Geeyey Puntland Cafimaad Debada U Qaadaysa.

Siyaasiga Cali Sandule oo ka Mid Ahaa Siyaasinta Sool,sanaag Iyo Cayn oo Soomaliland Laascaanood Inay Haysato sababta U Ahaa Ayaa Maal Mahani xanuun Ugu Ildarnaa Magaalada Hargeysa ,Sida Wararka Hore Marqaan News Ku daawateen Waxaa Soomaliland Aysan Wax Caafimaad U Fidin Siyaasigani .

Balse Puntland Ayaa Ka Xaqday Xaaladiisa Cafimaadka Waxayna Wararka Sheegayaan In loo Qaaday Magaalada Garoowe kadib Markii madaxweynaha Puntland uu Amray In La keeno Garoowe Eheladiisana uu Amray In Cafimaad Loo Fidinayo.

Halkani Riix Video Muuqaalka

Wararka Waxay Intaasi Ku darayaan Inuu xaalad Cafimaad Loogu Qaadayo dalka Debadiisa Gar Ahaana Dalka Turkiga ,Iyadoo Magaalada Muqdisho uu Siimarayo ,Waxayna Dowlada Soomaaliya Iska Kaashanayaan Puntland Si xaalad Cafimaad uu U Helo.

Horay Waxaa Hargeysa Sidani oo Kale Xanuun Hargeysa La Oynayey  Abwaan Baarleex Waxayna Dowlada Soomaaliya Amartay In muqdisho la Geeyo Taasi oo Sababtay In Cafimaad Debada loo Qaado.

6 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DAAWO VIDEO DEG DEG:Cali Sandule oo Garoowe La Geeyey Puntland Cafimaad Debada U Qaadaysa.

  1. Hhhhh
    Dibaaa loo soconayaa
    1.Axmed Cabdi Xaabsade,Gacanbaa qalashay
    2.Foaad Aadan Cade,Cawaaqib xumaduu ku dhintay waad aragteen
    3.Cali Sandulaa maanta lagu dhaganyahahay
    Ragaasi waa ragii Dhulbahante miiska saaray
    Laascaanood gatay
    Allow sahal amuuraha
    What is next

    Reply
  2. Hhhh ninkii dadkiisa iyo dalkiisaba dhiga kawaanka hilibka sidaasa u dambeysa wayo kuwa uu wax ka gatay way arkaan inuu yahay khaain aan dadkisana qiima lalahayn iyagana aan berri khayr u geli doonin

    Reply
  3. ASC asxaabta
    beryahaan sidaas uma soo gal galo lkn waxaanan arkin SULDAANKEENII MAKHIR iyo Dab La Riday iyo Sir Cali ama Nabadoon Atoore?

    Hope you are all well guys.

    Hadaan comment ka dhiibto topic ga
    Anigu waxaan dhihi lahaa weli fursad beey heestaan reer SSC oo ummaadan mamtay oo waxay dhibaateeyaan uun ku sasay weli idinkuma xoogsan ee isdaba qata inteey goori goor tahay!

    Wallan weli laisu gaarin hada waa uun biloow iyo soo jiidasho lkn dhib waa dambeeyaa iyo ka shalaay hadii aad aqbashaan in Somalia lakala jar jaro oo tuug iyo qabyaaliste eey tuulo walba xukumaan! ALLE MAGANTIIS INEEY TAASI DHACDO.

    Reply
  4. DHamaan inta kor ku xusan.

    Horta salaan gobeed iyo mid sharfan iga gudooma dhamaantiin, tan labaad niman aad kor kusoo shegteen iyo dhibaatadoodu waa mid jirta inaga oodhana ina wada taabanaysa, marka ugu horeyn ma aha in qof dhibaataysan oo nabsi soo ritay lagu jeesjeeso oo la xusuusiyo xumaantiisii hore. Raggani waxay xeelad moodeen go’aankoodii markay lasoo gudboonaatay xaalad cakiran waqtigaa oo aan la saadaalin karin meesha ay ku danbeyn doontay.

    Tan kale xisaabtu maanta ma ah ee waa markii la ragaada oo la bilaabo in taariikhda dib loo qoro, sharaftuna waxay ku jirtaa ninkaaga waalan ileyn koley waa walaalkaaye markuu dhulka yaalo inaad horta ka qaado, dhisto, kiciso, dabadeednma la xiusabtanto, marka iyadoo aanba taa la garin, dagaalna socdo, nin waashayna lasoo dirsaday ma aha in hadana dhexdeena la isasii naco.

    Harti ninbaa u weynaa, go’aanka uu qaatana waa kan marka danbve la isugu imaanayo, nin weynna waa kii samra oo dulqaad muujiya ioyadoo ciid indhaha looga miisayo.

    Tan kale ila ogaada reerka ilaa waa hore dadka dhiigooda xalaashaday oo u isticmaalaya inay maalin nin isaga dhigaan kuwa diinta duleeyey oo ku gabanaya balaayo, maanta way soo shaacbexeen oo wixii hore ee qarsoodiga laga dhigi jirey way dhamaadeen, afar nin oo layaqaan oo buuhoodla muddo wax sir ah ka ururinayay maanta waxay joogaan meel la ogyahay, waxana nimankaa ku jira nin loogu tala galayn markii hore inuu khaarajiyo cali khaliif, oo labamar intii uu joogay buuhoodle ay raadiyeen inay dilaan, kadibna markuu heshhiiska kalay ayaa loo badalayn inuusan ahyn muhiim ee kuwo kale lagu bartilmaansadao.

    Arintaas oo ah ajandaha looga hadlayo shirka soo socda ee dawlad goboleedyada la socda arinta kasoo baxda meeshaas, dadkan goboladan kusoo dullayna way caddahay inay goordhow isaga bixi doonaan.

    Reply
  5. Daawo iska daaye waa in beerta xayawaanka la geeyaa si carruurta yar-yar loo baro cawaaqib xumada ay ku dambeeyaan kuwa dhiigga shacabkooda irsaaqad ka raadiya.

    Waxaan sugnaaba waa jareerkii cakoosha kuusnaa ee ina Koore iyo dameer faratoon .
    Habaarka ha soo badiyaan dadka SSC markaad tukataan habaara nimankaas in Illaahay halaago oo cudurro iyo calaamo sida Sandulle laga muujiyo. Ogaada qofka dulman ducadiisa waa maqbuul marka nimankaas habaarka u badiya markasta ood tukataan

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada