DAAWO VIDEO DEG DEG :Maraykanka oo Turkiga Ugu Hanjabey Wadadi Sadaam Xuseen Inuu Marinayo Turkiga Muwaadinintisa Maraykanka Kala Baxaya

Khilaafka Siyaasadeed ee Ugu Xumaa Ayaa ka Dhex taagan Turkiga Iyo maraykanka Taasi oo ka Dhalatay Markii Maraykanka uu Xidhay Baadari Caan Ka Ah dalka Maryakanka ,Isagoo maraykanka Codsaday Inuu Turkiga Sii daayo Ninkaasi Baadariga Ah.

Turkiga Ayaa Tilmaamay Inuu ninkaasi Xirir la Leeyahay Kooxaha Mucaaradka oo dalkaasi Ka mamnuuc Ah Sidoo kale uu usoo Galay Inuu ka Sameeyo Arimo siyaasaded Iyo kacdoon Cusub oo mar kale Lagu samaynayo dalka Turkiga  Lagana Soo Abaabuley Waashiton.

Halkani Riix Video Muuqaalka Warbixin

Madaxweynaha Maraykanka Doneld Trump Ayaa Ku Hanjabey Cuna Qabatayn uu Maraykanka hogaaminayo lakiin uu Doonayo Inuu U helo Tageero Isagoo tageero ka Raadinaya Wadamo Muslimin oo uu Ka Mid yahay Dalka Sucuudiga Si Dagaalkii  ciraaq  oo Kale Loogu Qaado.

Halkaan Ku Qor Fikirkaada