DAAWO: Baarlamaanka Maamulka K/Galbeed oo ku kala aragti duwan doorashada & Shariif Xasan oo dib loo dooranayo

Xildhibaanada Maamulka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa aragtiyo kala duwan ka dhiibtay doorashada madaxweynaha Maamulkaasi oo lagu wado iney ka dhacdo magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay.

Xildhibaanada ayaa ku kala aragti duwan in madaxweyne cusub la doorto iyo in dib loo doorto madaxweynaha haatan talada haya ee Shariif Xasan Sheikh Aadan.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA;- 

 

Halkaan Ku Qor Fikirkaada