Madaxweyne Farmaajo Iyo Ex Madaxweyne Xasan Sh oo Ka Wada Hadlay Qorshe Mucaraadka Dowlada Lagu Soo Darayo Xubno Cusub

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi farmaajo oo ku sugan dalka Turkiga oo uu Uga Qeyb galayo Caleema Saarka Madaxweynaha Dalka Turkiga Rajab dayib Erdogan Ayaa la Kulmay madaxweynahii Hore Xasan sheekh maxamud.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Kala Hadlay Xasan sheekh maxamud Inuu Gar wadeen ka Noqdo qorshe Mucaaadka Xilal Loogu Magacabayo Gar ahaana Kooxaha Tageersan oo Dowladiisa Ka Mid ahaa.

Xasan sheekh Maxamud iyo madaxweyne Farmaajo Kulankooda io saacado Badan qaatay waxaa Hoteelkiisa Kusoo booqday madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi farmaajo sida Ilo lagu Kalsoon yahay U sheegeen Marqaan news.

Mucaaradka Ugu xoogan Dowlada Ayaa Jagooyin Muhim ah Kasoo qabtay Dowlada Xasab Sheekh Maxamud waxaana Kujira Labadiisa Garab Rag ahaa.

4 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “Madaxweyne Farmaajo Iyo Ex Madaxweyne Xasan Sh oo Ka Wada Hadlay Qorshe Mucaraadka Dowlada Lagu Soo Darayo Xubno Cusub

  1. Prince of Maakhir · Edit

    Xassan Shiikh beesha Abgaal sumcaddeeda iyo sharafta ay Soomaalida ku leedahay ayuu ka dhiiqeynayaa ee in ay qabtaan ayaa u fiicnaan lahayd. Waxuu ooga baahan yahay dhaqan-celin degdeg ah maadaama ay fikraddii sumeysnayd weli maanka kaga qufulan tahay.

    Qoladan aan Jeegaanta Koonfureed ugu magac daray ee qaddiyad bakhtiday weli buufinaysa in ay u il jabiyaan oo uu wax la wadaago isaga iyo beeshiisa ba dan iyo darajo toona oogu ma jiraan. Cudurkaa isaga ahi waa in laga daaweeyo awal buu meel xun ka tuuray ee.

    Reply
  2. Xassan Xoolo Wakhtigi Mooryaan Caydiid wuxu Guddoomiye u ahaa ”’Hawiye Action Group ”’

    Welina Waxaad Moodaa in uu weli Aaminsan yahay in uu weli Guddoomiye u yahay Group kaas.

    Sababtaas ayu marki uu Madaxweynaha ahaa u Duulin Jirey Habar Gidir/Sacad

    Hadda Ma Oga Xishmadda ay leedahay in aad Madaxweyne Soo Noqotid xita fikrad kama haysto. Wuxu weli shirinayaa Mucaaradka Daaroodka ee Muqdisho fadhiya sida

    1-Mooryaan Cabdishakur
    2-Mooryaan Fiqi ,,,,,,,,,,3- Mooryaan Cabdiraxman Odawa

    Qashinkaas iljeex ayu weli Dabada Ku Wataa.

    Reply
  3. Garac lariday
    adigu dhediga daarood ayaad tahay markaad rag noqoto sida daaroodka kale degankagana aad u tashato umada lahadal nin isaaq&majeerteen hoos fadhiya inaad rag xora lahadasho waa kuu doqonimo hawiye dhexdiisana kuma qaado aqoona uma lihid deegan lama wadaagtid marka inaad futo Dhabayaco&iidoor kasoo qeylisaa waa kuu nacasnimo. Hawiye reerka aad sheegato waxay u yaqaanan laf abgaal kartirsan sidaas ayaadna kofur lagaga yaqaanaa afqoyan hadal madaayo eyna qeylo madaayo hadaadan xishooneyn waxaa doonto kuhadal

    Reply
  4. Porco of maqnuud
    abgaal sharaftiisa adiga waxba lagaa weydin maayo nin&Naag keebaad tahay horta cerigabo meel kusheeg&degankii ala kugu beeray Canshuurta yaa kaaqaada madhabayaco mise iidoor kolay labada jifo midba qolaa Canshuurta ka qaadee bal horta xor noqo waa aaqiro saman daaroodkii layaqaanay ayaa hoos fiiriya markay nala hadlayaan adinkoo seynta kuyaalana mashxaradiina ayaa laga fariisan la yahay

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada