DHAGEYSO; Guddomiyaha G/Hiiraan Oo AMISOM Kala Hadlay Go’doonka Saaran DegmadaasI

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdullaahi Maalin Sufuroow’ayaa ku sugan Magaalada Buula-barde ee Gobolkaas ,waxaan isaga iyo masuuliyiin la socota ay la kulmeyn mas’uuliyiin ka socota Maamulka degmada iyo  qeybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Buula-barde.

Wafdiga uu hogaaminayay Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin Sufurow ee shalay gaaray Buula-barde ayaa waxaa kamid ah saraakiil Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cuntada ee (WHO) iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Gobolka Hiiraan.

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin Sufurow  ayaa sheegay in dadka ku nool degmada Buulo-burde ay yihiin dad adkeysi badan,isla markaana waxyaabihii nolosha bani’adamka muhiimka u ahaa ay waayeen taasina ay usii dheer tahay in ay go’dooomiyeen Al-Shabaab.

Wadda dheer ay xiriirisa Magaalooyinka Balad-weyn iyo Buula-barde ayaa waxa ay go’doonsan tahay in ka badan Afar Sano mana jiro wax isku socday gaadiid ah oo u kala goosha bartamaha iyo Gobolada Koonfurey,iyada oo raashinka iyo waxyaabah kale ee muhiimka ah lagu geeyo diyaarao ay leeyihiin Ciidamada AMISOM.

Ciidamada howlgalka Midowga Afrika ee AMSIOM iyo kuwa dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa tiro dhowr jeer ah oo hore isku dayay in halkaasi ay kala wareegaan gacan ku heynta Al Shabaab,balse kuma guuleysan.

One thought on “DHAGEYSO; Guddomiyaha G/Hiiraan Oo AMISOM Kala Hadlay Go’doonka Saaran DegmadaasI

  1. ASC.
    Wixii uu xaqdarada ku dhoo-dhoobay Xassan Shiikh waxba ka wada socon waye.Waayo xaaraam iyo xaasidnimo buu ku dhisay.Wayna sii wada liicayaan oo si loogalo la aqoon waah.Sababtoo ah wax xaaraam iyo xumaan lagu bilaabay ma hagaagaan.Xoolihii uu adduun weynuhu ku bixiyey magaca soomaaliweeyn buu Xassan Shiikh u isticmaalay danhiisa iyo kuwa beesha USC.
    Caruurtii uu Hawiye ku soo koriyey xoolihii xaaraamta ahaa waa kuwas u dilaacay Shabaab oo hadba dadkooda dabka ku shidaya.Qaarna waa kuwii shalay la lahaa waxay kufsadeen ISLAAN JIRTA 95 sano.
    Waa kuwaas dhalaankii uu hawiye ku soo koriyeen bililiqada ,Isbaarooyinka iyo maalka xaaraamtaa.
    Hawiye waxa maanta ku haya idinkaa isbaday ee cidkale ha ku eedaynina.Hawiye adigaa xalaashaday xaaraam oo dhan.Markaan leeyahay Hawiye kama wado Hawiye oo dhan ee waa inta Mooryaantaa.Hawiye waxaa ka buuxa ama ku badan kumaakun qof oo an dambiyo lahayn ee magaca unbaa meesha maray.

    Reply

Post Comment