DEG DEG+DHAGEYSO: Somaliland oo cadaadis ku saaraysa IGAD, QM & DF Soomaaliya in laga baajiyo dagaal kaga soo wajahan Puntland

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dadaal iyo dalab xoog leh oo ay wado Maamulka Somaliland iyo xubno katirsan dawladda Faderaalka Soomaaliya oo ka soo jeeda deegaanadaas oo ay ku doonayaan in lagu baajiyo dagaal ka dhaca gobalka Sool, waxaana dadaalkas uu gaaray heerkii ugu sareeyey.

Ra`iisulwasaare kuxigeenka Xukuumada Faderaalka ee Soomaaliya Mahdi Maxamuud Guuleed ayaa wada dadaalka ugu xooga badan ee uu ku doonayo in lagu baajiyo dagaal ka dhaca gobalka Sool, wuxuuna xoogiisa oo dhan iskugu geeyey sidii looga dhaadhicin lahaa qorshahaas Beesha.

3 thoughts on “DEG DEG+DHAGEYSO: Somaliland oo cadaadis ku saaraysa IGAD, QM & DF Soomaaliya in laga baajiyo dagaal kaga soo wajahan Puntland

  1. Carabtu waxay ku Maahmaahdaa ”” Qofka Xun Toobad keentiisu waa Saddex Cisho Maalinta afraad isagoo wixi walaaqanaya ayaad arkaysaa.

    Haatan Somaliland waxay iska dhigaysaa in ay ka toobad keentay dagaal dambe oo dhaca laakin berito ayaad arkaysaa iyado meel kale isku qaaday. marka waa in dagaalki hore horta natiijo laga gaaraa inta aan laga hadlin Toobadda Somalidiidka.

    Reply
  2. Oo yaa natiijadaas ka gaadhaya? Sideese looga gaadhayaa weeyaan su’aal keli?

    Aniga sidey illa tahay Budhleyn natiijadii wey gaadhayba mar haday Somaliland TViiyadii iyo social medea hii ku solatay. Facebook iyo youtube ku dhex qalatay. Tukaraqna kub ku boodhleyaal maleeshiyo beeleed ahaan beelaha Daarood afar afar iyo shan shan midh uga soo urursatay TVyadiina kasoo buux dhaafisay. Kimis, bur, sabaayad iyo hilibna ka dharjisay.

    Maxaa kale ee Budhleyn u hadhay? Sowtaas hadafkeedii gaadhay. Islaamihii gacmaha daalisay, reerihiina lacagtii iyo xoolihiina ka guratay.

    Eesh calaa awood sheegasho. Mar haday Somaliland u diideen inay Gadhoowe gaadho.

    Reply

Post Comment