DEG DEG+DHAGEYSO: Puntland & Somaliland oo dagaal xoog leh isku diyaariyey 48 saac ee nagu soo aadan iyo Wararkii u dambeeyey

Wararkii ugu dambeeyey ee oo naga soo gaaraya Jiidaha dagaalka ee gobalka Sool ayaa sheegaya in ay labada dhinac ee Puntland & Somaliland kusii wadaan hubka culus, ciidamo fara badan iyo gaadiidka gaashaaman waxaana muuqata in ay hadda si buuxda ugu diyaar-garoobeen dagaal toos ah.

Wararku waxay sheegayaan in saacadihii lasoo dhaafay dhiilada colaadeed ee halkaas ka taagan ahayd mid sii kordhaysa, waxaana cabsida dadka deegaanku qabaan ay tahay dagaal toos ah oo bilowda, xili ay mudo bil iyo dheeraad ah labada kooxoodba hub aruursi ku jireen.

Ciidamada Maamulada Puntland iyo Somaliland ayaa wali isku horfadhiya jiidaha hore ee dagaalka Tukaraq.

7 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DEG DEG+DHAGEYSO: Puntland & Somaliland oo dagaal xoog leh isku diyaariyey 48 saac ee nagu soo aadan iyo Wararkii u dambeeyey

  1. Somaliya waxay Noqotay Tusbax Go’ay oo aan sidi Berigi hore ahaa aan la isugu soo celin Karin.

    Somali Somali kale Aaminaya Ma Jiro

    Dhulos waxay Noqdeen Tusbax Go’ay oo aan sidi Berigi hore la isugu soo Celin Karin.

    Dhulos dhulos kale Aaminaya Ma Jiro

    Isaaqu Waxay Noqdeen Tusbax Go’ay oo aan sidi Berigi Hore la isugu soo Celin Karin Garxejis mar

    Dambe Aamini Maayaan Kooxdan la yiraahdo Jeegaanta.

    Hawiye Waxay Noqdeen Tusbax Go’ay oo aan sidi berigi hore la isugu soo celin Karin Abgaal,Xawaadle &

    Murursade Aaminaya Habar gidir Mar Dambe Ma Jirto.

    Marka SOMALIWEYN WAA IN HAADKU KA DHERGAA OO ETHIOPIA,KENYA DJIBOUTI SIDEY DOONAAN KULA DHAQMAAN.

    NIN BUKA BOQOL LA TALISAY !!

    Reply
  2. Dab Lariday

    Faashilka Adiga ku haysta hakulasoo galgalan hawiye iyo isaaq, kuwa maanta aduunka ugu daran ee fashilmay waaa daarood oo 8 bilooood tolaayeey yaaa daarooday daas hayay walina aan garanayn ujeedka layskugu soo ururiyay iyo waxa ay doonayaan.

    Waaadigaa maanta awoood u waaayay inaaad khasar rido oo xataaa kor u rido cabsi aad ISAAQAA ka qabto daraadeed.

    Markaaa adaaa fashilan oo HAWIYE ku bartay ISAAQU horeyba wuu kuu yaqanaanay inaad fule orod badan tahaye.

    Faashil Haduu Cid Haysto Waaa DAAROOD.

    God bless Somaliland.

    Reply
  3. Walee Adhi ayaan shugux shuguxka gaboobin, Budhleyn baan idaacad ka faanid ka gaboobin, dab la ridayna qabiil walaaqid kama gaboobo.

    Adeer Isaaq iyo Hawiye iyo Dhulbahante iyo Somalilandba haku meereysane oo wakhti ha iskaga lumine, bal waxaad nooga yara sheekeysaa Budhleyn iyo tollaayee waxay ku danbeysay iyo sabata uu Armaajo marna diyaarad uun u saaranyahay marna Muqdisho docyar buste gadaashiis kaga gabano ee shibane damiin ah ka dhigay?

    Reply
  4. cashar cusub oo edbin ah, 27 sano oo been ku dhamaatay. isbedelka itoobiya dad badan buu daaqad ka tuuray.

    faqashnimo danbe miyaa la isu yeeri doonaa, waa la isbartaye.

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada