DEG DEG+DAAWO: Maxaadan Ogeyn oo ka cusub Tuka-raq & Wararkii ugu danbeeyay Hub Uruursi socda?

Wararka maanta naga soo gaarayo deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ayaa sheegaya in Xaalada ay taay mid degan,islamarkaana Ciidamada Difaaca Puntland iyo Somaliland ay isku horfadhiyaan goobihii lagu dagaalamay.

Ma jiro ilaa iyo hadda cid ku baxday iney joojiso colaada Tukaraq,waxaana muuqata in Beesha caalamaka iyo Dowladda Soomaaliya ay arrintaan ka quusteen.

Labada dhinac,ayaa gurmadyo horleh u kala tagaya,waxaana wali socda hadalada Xanafta leh ay isku marinayaan warbaahinta

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA:-

Halkaan Ku Qor Fikirkaada