Deg Deg: Cali khaliif iyo Soomaliland Khilaa Soo Dhex Galay”Somaliland Nagalama Tashan Dagaalka Tukaraq.

Cali khaliif iyo xubno u matalaya Inay Yahiin Khaatumo Ayaa Magaalada Laascaanood waxaa uga furmay Shir Kalfadhiga Barlamaankiisa uu ku sheegay.

Cali Khaliif Ayaa Hadalo soomaliland ku Weeraray halkaasi Kasoo Jeediyey Gar ahaana waxaa uu ka hadlay Dagaalka tukaraq usagoo ku eedeyey inaan waxba laga weydiin.

Waxaa uu sheegay inaysan Soomaliland Dadka ku Muquunin karayn dagaal puntland sidaasi oo kale.

mar kale waxaa Cali khaliif sheegay hadii Somaliland ku Biiraan inay diyaar u yahiin xadka inay soo xidhaan balse waxaa muuqata Soomaliland inay ku Takoortay Siyaasada.

7 thoughts on “Deg Deg: Cali khaliif iyo Soomaliland Khilaa Soo Dhex Galay”Somaliland Nagalama Tashan Dagaalka Tukaraq.

  1. @Ina Boqor Gabar Harti,

    Salaantii barakeysnayd ee saldanadaheena iyo boqortooyinkeena ayaan hawada kuu soo marinayaa. Ina Boqoreey duulkani yaanay na xiiqsiinin waayo waa dhagax ay taabasho iyo tuujini isugu mid yihiin. Dadku waxay u kala qaybsamaan ilbaxda iyo ilcirta oo Soomaalidu na waa sidaas. Cawaan uun baa caado ka dhigata oo kuna faanta maato ay waxyeelleeyeen. Waxaa u astaamo ah waxshinimo, jaahilnimo, doqonnimo, af xumo iyo kas xumo. Daaroodka kedis baa lagu dhibaateeyay waayo dhiilo colaadeed ku ma jirin ee shacab noloshooda iska wata ee Soomaalida walaalahood ahaa isku halleeyay ayay ahaayeen. Maxaa se ka dambeeyay?

    In sida aad sheegtay ay guulaha iyo libintu Daaroodka ku dambeeyeen. Maanta geyiyada Soomaaliyeed kuwa Daarood baa ugu badan, ugu tun weyn oo ugu na tayo sarreeya. Geyiyadooda ayaa oogu barwaaqeysan oo ugu na hormarsan. Kuwii ka xaq darnaa na waa loo jeedaa aaya beelka ku dhacay iyo dulliga ay ku dambeeyeen. Burqadkoodu waa uun baroor ay isku ciil tirayaan ee wax kale ha moodin. Bal maanta oo 2018 la joogo bal carr Daaroodka ha ku dhiiradeen ina boqoreey haddii ay raganimadaas isla hayaan. Dawacadu in ay libaaxa ka daba yawyawlayso waa lagu yaqaanaa laakiin agtiisa ku ma dhacdo in ay qori yar ka jabsato. Sawaaxiligu waxay ku maahmaaheen daasad madhani sanqadha ma dayso.

    Reply
    1. ASC.
      Cali Kahliif soo tii laga sheegi jirey ma aha in uu madaxda soomaalilaan ku yiri waa in aynuu dagaal qaadnaa oo ku qaadnaa puntlaan.In uu maanta Cali yiraahdo nala kalama tashin dagaalka lagu hayo beeshiisa waa u LIIDNIMO lagu arkay Cali Khaliif.Cali waxaa u fiicnayd in uusan sheegin hadalkaas maanta laga sheegayo.Sida ay beesha Daarood qabto waa in uu Cali soo qorsheeyey dagaalka Tukaraq.Ayadoo ay Cali ujeedadiisu tahay ad nacfi iyo jago ka heshid hargeeysa.Cali waxuu ku dhaw yahay 80 sano oo uu soo maray jagooyin badan oo la yiri waxuu dhacay malaayiin doolar oo uu ka dhacay ummada soomaaliyeed.Cali maanta ma joogo wakhti uu dadkiisa ugu laayo ad heshid jago.Cali waxaa haysa khaatumo xumo uu shaydaan la maagay.

      Reply
  2. @ Cubeyd Mooryaan

    Faraqa inoo Dhexeeya Labadeena wuxu Yahay Adigu Waxaad Dhalatay Aabahaa oo ISBAARO haysta oon Muslinka ilaahay Xoolahood ku Boobo

    Marqaan Media U ducey Adiga iyo Qashin Badan oo Meeshan Soo Gala isu keen KEENTAY.

    iljeexda aad ka Dhalatay Keligay Sanka kama Qabsado ee SOMALIWEYN oo dhan ayaa ka Qabsata.From EELAY,ABGAAL,XAWAADLE,MURURSADE TO DAROOD.

    HELLO MA IMAQLAYSAA MOORYAAN

    Reply
  3. ASC WRB

    Dadkeeyga Salaadiinta, sharfta iyo caqligaba usaaxiibka ah ee kala ah

    Dr Cawad
    Suldaan Dab La Riday
    Suldaan Atoore
    Marwo Ebyan

    Dhamaantiin sallan gobeed oo qiima leh iga hooya khaasatan

    Dr kayaga caaqilka ah ee kasoo jeeda dhulkeenii aan issirka uleheen ee Makhir Cost.

    Suldaan waa sidaas aad ku lafa gurtay oo xaqiiqo ah beena ilaaheey ka dheereeyay hadlakaada caqliga iyo cilmiga ku dhisan.

    Anagana waa sidaas aad sheegtay waa in aanan wax ahmiyad ama concerns ah siinin masaakiintaan is fagaareeynaaya ee noloshooda ka raadinaya been iyo riyo maalmeed.

    Deegaanadeena waa runtaa oo waa kuwa uGu qurxda iyo qiimaha badan oo oogu qani san dhulka Somalia ama somali oo dhami degto MASHA ALLAH waana taas waxa keenay in mooryaani uGu mamto.
    Kismayo ama Jubooyinka 80% waa dhul daarood, waqooyi glabeed 65% hadii aanan khaldaneeyn waa dhul Daarood/Harti
    gobloda Bari, Nugaal iyo Mudug waxaan filayaa waa 90%.

    Hadii aan qaldanahay isaxa?

    Weli lama hayo beel Daarood kamida oo inteey beel kale kuduushay degmo/tuulo xoog kuqabsatay ama dad shacaba xasuuqday hadana kufaaneeysa? Macnaha waxaad arkeeysaa in dadkaasu KALSOONIDII eey naftooda iyo ALLE kuqabeen kayaraatay IIMANKIINA laga xayuubiyay oo iska raadinayaan ISA SOO SAARA/ISMUUJIYA si loo notice gareeyo! kkkkkkk loo yiraahdo reer hebel baa wax kharibay ama dad laayey oo waa heroes. Calaa kulli xaal dadk waa uduceeyneeynaa xaqa Allaha tuso aamiin.

    Reply
  4. Caloow talo fara ka baxday.

    Gumeyste najaas ah waxaa lagu yaqaan inuu dad qaar ah marka hore wato oo ku shaqaysto kadibna maalin maalmaha kamid ah uu cidla kaga tago.

    Ma intaasuu hore u garan waayay.???????????

    Ii taliya oo wadado ha laiga cuudiyo miyaa manta?

    Reply

Post Comment