DAAWO VIDEO:Itoobiya oo taarikhda Colaada Badashey,Codsatay Cuna Qabatyn laga Qaado Soomaaliya Iyo Eretria.

Raysal Wasaaraha Itoobiya Abey Ahmed Ayaa Sheegay Inay  Doonayaan Itoobiya  Nabad Kula Nool Dariskeeda Iyo Dhamaan Wdamada Afrika Lana Loogo Xiligii Dhamaan Colaadaha Afrika Lasoo Afjarilahaa Qaada Afrika  Lana Tartanto wadamada Aduunka

Abey Axmed Ayaa Codsaday In Cuna Qabatayn Laga Qaado  Wadamada  Afrika Qaar ka Mid Ah saaran oo Soomaaliya Iyo  Eretria Ugu Horeeyaan,Isagoo Tilmaamay Inay Itoobiya U yahiin dariskeeda Looga Bahan yahay Nabad galyo Kula Noolaadaan.

Halkani Riix Video Muuqaalka

dagaalka  Ethoipia Iyo  Eretria Waxaa Lagu Tilmaama Mid ka Mid Ah dagaalka Ugu colaada Dheer Aduunka Laguna Tilmaamo dagaalkii sadexaad ee Kooban oo Dhex Mara Itoobiya Iyo  Eretria.

Itoobiya Ayaa Siisay  Eretria Dhamaan Dhulka Lagu Muran san yahay Iyadoo Itoobiya  Ciidamadeeda kala Baxaysa Dhulkaasi kuna Wareejinaysa .

9 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DAAWO VIDEO:Itoobiya oo taarikhda Colaada Badashey,Codsatay Cuna Qabatyn laga Qaado Soomaaliya Iyo Eretria.

  1. ASC.
    Waa arin fiican laakiin waxaas oo dhan waxaa ka weeyn muraadka ay Itoobiya ka leedahay soomaaliya iyo Eritireya.Itoobiya waa waxa afka qalaad loogu yaqaan (land lock) ama dhul an bad lahayn.Itoobiya ka dad badan soomaaliya iyo Eritireeya oo la isku daray.Calaa kulli xaal ujeedada la soo faray Abiy Axmad waa suu Itoobiya ugu heli lahaa dhawr badood ama badda soomaaliya,eritireeya,jabuuti iyo kenya.Waa taas arinta la soo faray Abiy.Yaa soo faray Insha qoraalka dambe ka eega.

    Reply
  2. Throughout the epochs of time and the history of nations, it often takes just one man to rise and shine and deliver the depressed populace from the dark times to a brighter future. In my honest opinion, Messrs Abiy Ahmed and Abdullahi Farmaajo might just be that Godsend we have been hoping for who will transform the fortunes of our fantastic Horn of Africa region after half-a-century of turmoil and bloodshed. The duo’s pristine personalities and strikingly similar traits and looks actually radiate rays of hope that can only be described as unique and promising in equal measure.

    The sui generis nature of the Horn of African region is embodied in its enviable strategic geolocation which could not be more relevant and indeed opportune than in this contemporary epoch of intense globalization and highly interconnected and vastly expanding international trade. Our peoples, despite our political differences which are mostly as a consequence of the colonial hangovers and foreign meddling, share much more than actually separate them which we all to duly reognize, embrace and celebrate as a region.

    Under the right and visionary leadership and with the eradication of primitive tribal instincts and related conflicts in all our countries, we can and will truly unleash our full potential regionally, socially, politically and, above all, economically. With Abiy Ahmed and Farmaajo as the new kids on the block, I am both highly optimistic and excited for our blessed region. It is our carpe diem moment, I strongly believe.

    Reply
  3. @Jaalle Atoore,

    Waad ku saxsan tahay in aad taxadar ka gasho dalka Itoobiya maadaama aay taariikh madoobi naga dhexeyso oo ay tahay ximaayad caqiidadeena iyo jiritaankeena ummad ahaan duulaan ku ah. Hase yeesho ee, marka xaqiiqada dhabta ah laga hadlo dalalkeenan mandiqadda Geeska Afrika deriska ku ahi si ay u kala maarmaan ma jiro waayo dhaqaale ahaan ayaynu isugu wada baahannahay. Kollay Itoobiyaanku qaab dagaal nooga ma rayn karaan laakiin waxaan ka cabsi qabaa in ay bulsho ahaan tartiib dalka naga la wareegaan haddii aan tahriibtooda dalkeena ku aaddan la kaantaroolin.

    Sidaas oo ay tahay, waxaa xaqiiqo ah in habka oogu habboon ee aynu iskaga caabbin karno oo bulshadeena, kheyraadkeena iyo diinteena ba ku badbaadsan karno uu yahay innaga oo yeelana hanti qaran oo aad u culus iyo dhaqaale lixaad leh ee aynu kaga kasban karno isla Itoobiyadaas oo aynu baahiyaha dhaqaale ee ay dalkeena u qabto ka faaiideysana. Bulsho waliba waxay qumaati dhan walba isaga difaaci kartaa marka ay qarannimadeeda u sugnaato oo ay tankeeda waxsoosaarka iyo tunkeeda dhaqaale dhidibbada u taagto.

    Itoobiya iska dee dalkeena iyo Jabuuti ba Afrikada Dhexe ayaynu ilo ganacsi oo aan tayadooda la qiyaasi karin inta aynu iyada u sii marno ka haleeli karnaa. Caqligeena oo aynu ka shaqeysiino uun baa naga xiga Eebbe ka sokoow.

    Reply
    1. ASC.
      KU:Professor Prince of great Maakhir.
      Saad filaysid dhulkeena waxaa hadda ku jira kumaa kun Itoobiyaan ah oo qaar badan yahiin gaalo.Mana aha dad u socda tahriib ama ka soo qaxay dhibaato ay ku qabeen dhulkooda.Waa dad la soo diray oo lagu soo jiri kala daga gobalada soomaaliya.Ku faafa dhulkaas oo dhan muraad baynuu ka leenahaye.Meelaha ay aad u hantiyeen waxaa ka mida dhulka soomaalilaan oo ay yiraahdaanba anagaa leh dhulkaan ee kuwiinaan soomalidaa edeb yeesha.Waa kuwa la yiri Hargeeysa waxay ka dhisteen Kaniisad.Waa kuwii bilo ka hor hargeeysa ku doortay nin boqor oo kale ah.Aqalka madaxtooyada hargeeysa waxaa ka taagan baa la yiri calanka itoobiya.Berbara wayba qaateen oo meelkasta ayagaa ku jira.Burco sidoo kale oo awood bay ku leeyahiin.
      Puntlaan.
      Boosaaso waxay dagan yahiin xaafad weeyn oo la yiri rag iyo dumar an is qabin baa qolal wada seexda.Sida la sheegay tuulooyinka bari bay hadda ku faafeen Itoobiyanku.Waxayna u dhawdahay in ay dadkaasu u badan yahiin dad loo soo tabo baray hab dagal hoose.Haddiiba uu dagal dhexmaro soomaalida iyo Itoobiyaanka ku jira gudaha soomaaliya hubkii ay ku dagaalami lahaayeen Itoobiyaanku kama foga oo badaha soomaaliya waxaa taagan 11 markab oo ay Itoobiya leedahay oo u badan maraakiib dagaal.Jaalle P.Maaakhir arintu waxay ka soo fulaysaa meelo fog oo laga soo riixayaa.Qorshuhu ma aha mid ay Itoobiyaanku soo hindiseen ee waa wadamo kaloo Itoobiya diirada u haya.Waligeedna saasay Itoobiya u baritaari jireen.Kama horjeedo nabada iyo daris wanaaga ee waxaa yaab leh say itoobiyaanku ugu soo guuraan soomaaliya ayagoo an dhulkooda ku qabin dhib ay u adkaysan waayeen.
      Calaa kulli xaal Jaalle Prince of the area do not worry about that.Sababtoo ah waad taqaan soomaali.

      Reply
      1. Prince of Maakhir · Edit

        Thanks General Atoore. You have left me even more demoralized and hopeless with that scary reply.

        If this is the case, why do we even bother talking up Somalia and promoting Somalism at all? You have made me think again about writing any more on this forum because we are well and truly f****d!

        I have declined my dinner tonight and so been banned from the bedroom. Thanks!

        Reply
  4. Comparing Farmajo Abiy Ahmed is laughable. Kheyre is ten closer a comparison than Farmaajo and even then inwould not say it is close. Dr. Abiy Ahmed outshines them both. With the amount of change he has made in short period of time. I can say many presidents with fully stablished governments can even dare tonthink. Although i think he making changes at neck breaking speeds without trully looking down at the domestic challenges awaiting to be resolved and fast. There are many cross ethnic violence and ethnicities that are challenging the federalism like the Amharas. He should slow down and take care of the urgent domestic. Challenges first. He ought to clean house first before he cleans other houses. Because if his house burns then all the positive changes will go down to flames with it.

    All in all, Mr. Busto weyno, does not come close to Abiy Ahmed. That is like comparing a Donkey to a horse.

    Reply
    1. Ahmed, in your eyes Mr Farmaajo is a MAREEXAAN and that name will always remain your phantom enemy, thanks to the baseless and toxic SNM propaganda and brainwashing.

      Nothing good he does will ever count in your tinted iidoor eyes. No one is surprised by your biased and bitter opinion, my friend. Keep it up though. Great work!

      Reply
  5. At Cismaan

    No buddy. You are the one who is wearing shades here. Lol. Farmaajo is slow, meek, un charismatic and most of all lazy compared to Dr. Abiy Ahmed. Farmaajo is all of the above compared to even Kheyre. Hos own PM outshines him. Leadership wise although very new i would compare Abiy Ahmed to Erdogan of Turkey.

    My Assestment of Farmaajo is on point. You even lamented him as such yourself on multiple occasions here on this forum.

    The men you are comaparing have completely different character traits. One is very active, makes quick decisions and eliquent and out apoken, not afraid and knows what he is doing. That is Dr. Abiy Ahmed. Farmaajo on the hand is uncharismatic, timid, afraid and most of all he shirks away from presaing issues. Instead of facing them and solving problems he runs away from them till storm is gone.

    You just brough a donkey to a horse race buddy.

    I dont really need to think of qabiil and even as an opposition on this one. It needs no thinking on my part and millions of open minded individuals even from Daarood Clan of yours.

    You even yourself critize him in this manner when you get ungery at his tendencies of being lazy and non responsiveness to pressing issues that needs to address by him.

    You really need to stop trying to have your cake and eating it too whenever you want. It does not work that way.

    Reply
    1. Prince of Maakhir · Edit

      @Ahmed,

      I do admire your cunning attempt at plunging your dagger into Farmaajo from under my cloak – very clever of you!

      If I didn’t know you were always lurking in the shadows waiting for the slightest chance to pounce on Farmaajo, I would have bought your excuse of my criticism of him. But no, a leopard never changes its spots, dear Ahmed, which you are when it comes to Farmaajo.

      Well done for trying.

      Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada