DAAWO VIDEO:Doneld Trump oo Dignin U Diray Imaraadka Faro Galinta Soomaaliya Inuu Ka Daayo Dignin Culus u Diray.

Dowlada Maraykanka Ayaa Uga Digtey wadamada Khaliijka Carabta Inay Faro galinta ka Daayaan Soomaaliya waxayna Ku Tilmaameen Inay Faro Galinta Khaliijka Ku ekaan Doonin Soomaaliya Hadii Ay Sii Socoto balse Ay samayn Doonto wadamada Gobolka Ku Yaala .

War Qoraal oo kasoo baxay Taliska Howl galka  Maraykanka ee Afrika Ayaa Lagu Sheegay Inuu maraykanku ka Wal wal san yahay Faro galinta wamada  Khaliijka Carabta Ku hayaan Soomaaliya ,waxayna Sheegeen Inay samayn Doonto  Nabada Soomaaliya oo hada uun Soo wanaag Sanaanaysa.

Halkani Riix Video Daawo Dignin Maraykanka

General Thomas Waldhauser oo haatan socdaal ku jooga dalal ka tirsan Geeska Afrika waxa uu ku eedeeyey Dowlado uusan magacaabin oo ka tirsan dalalka Khaliijka inay sii hurinayaan Deganaanshaho La’aanta ka jirta gudaha Somalia oo horeyba ay uga jireen dagaallo iyo Deganaansho La’aan.

“Kala-duwanaansha iyoiska horimaadka u dhexeeya dalalkaasi Carbeed waxa u uka socdaa meel ka baxsan Somalia, waxaana ugu baaqayaa Dhexdhexaadnimadooda” ayuu yiri Taliyaha Ciiddanka Maraykanka ee AFRICOM),General Thomas Waldhauser.

Dhinaca kale, waxa uu Madaxa ugu sarreeya Askarta Maraykanka ka joogta Qaaradda Afrika waxa uu ka hadlay Taageeradda ay DFS ka siiyaan Dib-u-dhiska Ciiddanka Dowladda iyo Hawlgalka La-dagaalanka Alshabaab

Post Comment