DAAWO VIDEO:Dhoolotus Ciidanka Puntland Ciidamad Ciidamada Suuj Iyo Garmaal Sbaab Kula Dagalamay oo Gaadhey

Ciidamo Hor leh oo ka Tirsan Puntland Ayaa Gaadhey Jiida Tukaraq,Ciidamadani Ayey Puntland sheegtay Inay yahiin Ciidamada La dagaalanka Shabaab Gar Ahaana Kuwa Dagaalka Uga Saaray Shabaab suuj iyo garmaal.

Saraakiil Ka Tirsan Puntland Ayaa Sheegay in ciidamadani Looga Baahday Gobolka Sool Iyagoo Saaka Kasoo  Kicitimay Gobolka Nugaal kadib gaadhey Jiida Gobolka Sool,waxayna Halkaasi ka Sameeyeen Dholotus Ciidan.

Halkani Riix Video Muuqaal Dhoolotus

Ciidamadani Ayaa Ku Biiray Kuwa Jiida Hore U Jogey Waxayna fadhisimo ka Samaysteen Duleedka Bari ee Tukaraq .

5 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DAAWO VIDEO:Dhoolotus Ciidanka Puntland Ciidamad Ciidamada Suuj Iyo Garmaal Sbaab Kula Dagalamay oo Gaadhey

  1. Prince of Maakhir · Edit

    s ma lihi calool xumo ka weyn oo kana murugo badan baa jirta Soomaali iska soo hor jeedda oo qoryo isku shiishaysa xaqiiqdii! Waa wax aanu maanku dhaadi karin oo maskaxda daalinaya.

    Waa kugu dhimay oo kaa dhimay oo dalkoodii na dhallaan shisheeye ah ee magaalooyinkeena ku soo tahriibay ayaa ka macaashi doona oo u hadhi doona marka uu dhaqaaluhu is furfuro oo ay nicmadu soo hoorto.

    Kuweenii dhaxalka u lahaa na inta ay iyagu isa seejiyeen ayay xabaalo ku dhex lafa lafoobi doonaan marka dalkooda laga noolaanayo. Caqligu waa is diiddan yahay wallaahi!

    Reply
  2. Baafin

    Rabies mad dog Somalaander !!!!!!!!

    Xagee lagu qarin Muuse Saamiri raggin dhulka lahaa baa yimide???????

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Xalay buu isku dayay inuu saaro hubka ee yaanay hubkaasi meesha sinaba uga bixin, hana ku waasho siduu u rajaynayao in la siiyo waqti uu gaadmo kula baxo, wareer weyn iyo cabsi buuxda ayaa lsoo wajahday oo xalay wixii ka dhacay iyo wararka hooseba waaa lawada og yahay, iyo odayaasha uu kusoo wakiisahay in ciidanka dariiq la siiyo.

    Soo hoobo adaa soo doontaye. Iiiidooroow waa xagee????

    Reply
  3. Fariin aan halkaan u dhigayo axmed iidoor

    ninyoow maalin dhexdaasa hadalo qadafa oo xagayga u badnaa baa jiray
    gadaalkiina kuma farxin waayo waxay ahaayeen hadalo aan ku haboonayn mooshinkooda
    bataatanba waa ka xumaaday inay isoo dhaafaan hadalo noocaasa

    saas daraadeed kun iyo koow jeerba xaal marin culus
    saaxiib ka raali noqo si aada
    mudo wiik ah baan isku ganaaxay inaanan fikradayda dhiiban oo aan maqnaa- due to hadalo aan loo meel dayin.

    Reply
  4. kkkkkkkk maxay yidhaahdeen ciidamadii komaandooska budhlayn ee argagixisada kkkkkkkkkkkkkkk ceebey tacaal waa wixii ciyaalka kabacaseeyeyaasha ah ee alshabaab khal- khalisay u yaqaan ciidan kkkkkkkkkkkkkkkkkkk hddaba hoosta ka soo gal ciidanka somaliland, aqoon ciidan malaha waxan maleeshiyaadka halamash ta ah ee meeshan wax ku xar xariiqaa.

    qofkii arkay maxaabiistii budhlayn lagaga soo qabtay dagaalada wuxuu garan karayaa fikika ciidan ee ay aaminsan yihiin kkkkk

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada