DAAWO VIDEO:DEG DEG Shirkii Garxajis”sland La Wada Leeyahay Waa In la Dhisa Hal beel Ayaa hada leh

Waxaa Warmurtiyeed Laga Soo saaray Shirkii Mudaada U Socdey Beesha Garxejis oo mudo Ka U Socdey,Kaasi oo Somaliland Wal wal badan ka Qabtey Qodobada Kasoo bixi Doona,Iyadoo Beesha Ka cabanaysey cadaalad darada Soomaliland.

Beesha Ayaa Shirkooda Waxay Kasoo saareen In Loo bahan yahay Soomaliland La wada Leeyahay markii Beesha  talada Haysata Noqotay Soomaliland meel Iyagu iska Leeyahiin oo Siyaasada Iyaga Uun gacanta U Gashay .

Halkani Riix Video Muuqaalka

Beesha Ayaa Sheegtay Inay Sharci daro tahay Dekada Berbera Iyo khayraadka  Dhulka  Lagu wareejiyey  wadanka Imaraadka oo dano Siyaasadeed ka Leh.

 

Post Comment